Maxaa
ka taqaana ururka UHWA:
-
Ururka UHWA (Ururka
Horemarinta Waxbarashada ASAASIGA/ALLAYBADAY)
oo la aasaasay dabayaaqadii 2004 ta, 600 qof oo kale jooga
Somaliland, UK, USA, Norway, Finland, Canada, Sweden, Denmark,
Finland, Gulf-state, Malaysia, Jaban, Ethiopia iyo Djibouti
ayaa ka tirsan ururka.
Ururka wuxuu gacanta ku hayaa 11
Dugsi oo ku yaala degmada Allaybaday ee Gobolka Hargeisa.
Sannadkii 2005 wuxuu ugu deeqday waxbarashada Degmada lacag
dhan $ 7,000 oo dollar, Sannadkii 2006 kii lacag dhan $ 15
625 oo dollar. Sannadkii 2007 lacag dhan $ 38,615 oo dollar, waxa kale
oo dhisay 4 Dugsi oo uu ku jira Dugsiga sarre qaybta hore.
Sannadkan hada lagu jira ee 2008 waxa uu gacanta ku hayaa
dhismaha Dugsi Sarre oo Boarding ah oo loo dhisaayo Degmada oo
ku kacaa lacag dhan $ 120,000 oo dollar.
Ururka samafalka ee UHWA waa urur khayri
ah oo ka qayb qaadataa howlaha waxbarashada asaasiga ee dadka
qaxootiga ka soo noqday ee dalkeeni hooyo, hada waxaaanu gacanta
ku haynaa meel badan oo ka mid ah, degaan Galbeedka Hargeisa,
Somaliland.
Hawlaha guud ee UHWA
qabato waxaa ka mid ah:
- Abaabul
warxbarashada asaasiga ee degaanka uu ururka ka shaqeeyo.
|
|
|
|
 |
|
Dhismihii Cusbaa ee Dugsi Sarre ee Allaybaday,
05.Oct.2007 |
|
 |
|
Dugsi Hoose/Dhexe Allaybaday, 04.Jun. 2007 |
 |
Goobtii ugu horeyse ee
Mashruuca UHWA lagu bilaabay, Dugsia Hoose
ee Harcadaad, 2005. |
|
- Guno siinta
(Salary)
macaliminta dhamaan 10 dugsi ee ka jiraa Degaan
Allaybaday.
|
|
|
|
|
- Dhisida
Dugsi dhexe oo u dhexeeya dhamaan 6 tuule ee ku yaala Qodaalka
hoose
|
- Dayactirka
Iskuulada & Meelaha waxbarashad
|
Schools established by ADAG
|
No |
Name of School |
Level |
Students |
Teachers ADAG |
Class
room |
Total Paid Monthly
pr. School |
| 1 |
Allaybaday
|
Secondery & boarding |
48 |
4 |
4 |
$
400 |
| 2 |
Allaybaday 1 |
Primary & intermediate |
601 |
8 |
10 |
$ 400 |
| 3 |
Allaybaday
2 |
Primary & intermediate |
479 |
6 |
7 |
$ 300 |
| 4 |
Xidhinta |
Primary & intermediate |
110 |
3 |
5 |
$ 150 |
| 5 |
Gees Dheere |
Primary |
102 |
2 |
0 |
$ 100 |
| 6 |
Geed Abeereh |
Primary |
95 |
2 |
2 |
$
100 |
| 7 |
Har Cadaad |
Primary |
69 |
2 |
0 |
$
100 |
| 8 |
Taysa |
Primary |
93 |
2 |
2 |
$ 100 |
| 9 |
Diini Goobaale |
Primary |
103 |
2 |
0 |
$ 100 |
| 10 |
Wadi Xoor |
Primary |
82 |
2 |
0 |
$ 100 |
| 11 |
Laayo |
Primary |
72 |
2 |
2 |
$ 100 |
|
|
|
|
|
|
|
|
Totals |
1855 |
35 |
36 |
$
1950 |