Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

11 Dugsi ee Degmada ku yaalay, Riix mid kasta is aad u akhrido warbixn ku saabsan.


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dugsiyada ay Ururka UHWA hirgelisay / Schools established by ADAG

Schools established by ADAG

No Name of School Level Students Teachers ADAG

Class room

Total Paid Monthly
 pr. School
1 Allaybaday Secondery & boarding 48 4

4

$ 400
2 Allaybaday 1 Primary & intermediate 601

8

10 $ 400
3 Allaybaday 2 Primary & intermediate 479 6 7  $ 300
4 Xidhinta Primary & intermediate 110 3 5  $ 150
5 Gees Dheere Primary 102 2 0 $ 100
6 Geed Abeereh Primary 95 2 2    $ 100
7 Har Cadaad Primary 69 2 0  $ 100
8 Taysa

Primary

93 2 2  $ 100
9 Diini Goobaale Primary 103 2 0  $ 100
10 Wadi Xoor Primary 82 2 0  $ 100
11 Laayo Primary 72 2 2 $ 100

                                                Totals

1855 35 36 $ 1950

Maxaa ka taqaana ururka UHWA:

- Ururka UHWA (Ururka Horemarinta Waxbarashada ASAASIGA/ALLAYBADAY) oo la aasaasay dabayaaqadii 2004 ta, 600 qof oo kale jooga Somaliland, UK, USA, Norway, Finland, Canada, Sweden, Denmark, Finland, Gulf-state, Malaysia, Jaban, Ethiopia iyo Djibouti ayaa ka tirsan ururka.

Ururka wuxuu  gacanta ku hayaa 11 Dugsi oo ku yaala degmada Allaybaday ee Gobolka Hargeisa. Sannadkii 2005 wuxuu ugu deeqday waxbarashada Degmada lacag dhan $ 7,000 oo dollar, Sannadkii 2006 kii lacag dhan $ 15 625 oo dollar. Sannadkii 2007 lacag dhan $ 38,615 oo dollar, waxa kale oo dhisay 4 Dugsi oo uu ku jira Dugsiga sarre qaybta hore. Sannadkan hada lagu jira ee 2008 waxa uu gacanta ku hayaa dhismaha Dugsi Sarre oo Boarding ah oo loo dhisaayo Degmada oo ku kacaa lacag dhan $ 120,000 oo dollar.

 

 


   Visit Us : Bahsane center  10,
   P.O. Boxs: 25, Hargeisa,
   Somaliland (Xarunta guud)

Telefon:   + 44 208 819 5310
                  +
252 2-4425918

                  +
252 2-4477041

Accon-ka – Gunada Macalimiinta: D0518, Dahabshil
Accon-ka – Dhismaha Dugsiga Sarre:
D0532, Dahabshil
Email:
allaybaday@hotmail.com