Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"


Sidee uga qayb qaadan kartaa ama aad i caawin kartaa Caruurtaa yar yar ee Waxbarashada Aasaasiga laga caawinaayo.

Qof walba wuxuu uga qayb qaadan karaa sida ugu sahlan ee uu awoodo, laakin UHWA waxay soo bandhigaysaa nidaamka loo yaqaan automa., taas oo uu qof walba si joogta ah oo fudud uga qayb qaadan karo mashaariicdaan waxbarashada ah, qofkaas oo accon-kiisa si joogta ah uga bixinaya 5 ama 10 ama 20 USA dollar bil walba. Hadii ay uga sahlan tahay sanadkii inuu mar wada baxsho 60 ama 120 ama 240 dollar. waxay la mid tahay isagoo bil walba bixiyay 5 ama 10 ama 20 USA dollar. Sidoo kale qof walba wuxuu caawimaada gacan uga gaysan karaa qodobadaan hoos ku qoran:

 

Qadhaanka hada la bixiyaya waa sidan:

Dollar 

 

>

Qoyska waxaa laga qaadaa:

20 $

   bishiiba.

>

Dumarka avtale giro:

10 $

   bishiiba.

>

Dhalinyart shaqaysa: 

10 $

   bishiiba.

>

Dhalinyarta Dugsiyada sarre ku jira: 

5 $

   bishiiba.

 

 

 

 

Sidoo kale qof walba wuxuu caawimaada gacan uga gaysan karaa qodobadaan hoos ku qoran:
 

>

Bixinta zakkada sanad walba:

10,-

 Dollar sannadkiiba

>

Bixinta zakaatul fitrida (ciidda):

10,-

 Dollar sannadkiiba

>

Muxuu tarasaa 5/10/20 dollar in aad ugu deeq caruurteena yar bil walba:
 

 

Qiimaha

Nooca lacagt,-

 Tirada Ardayda ee aad bilwalba waxbarashada ka bixinaaso

 

20

Dollar

24 Arday oo Degmadii jooga.

 

10

Dollar

12 Arday oo Degmadii jooga.

 

5

Dollar

6 Arday oo Degmadii jooga.

           

 

Hadii aan rabtid in aad Caawiso Mashuuca, waxaad Toos ugu ridi kartaa caawimadaa Acconka Guud ee ururka: D0518, (Dahabshi, Hargeisa)

Hadii aad Qurbaha joogna la xidhiidh gudiyada ka jiraan wado joogto, eeg Page-ka ”Nala soo xidhiidh”.

 

Ilaahay Hakaa abaal mariyo in aad wax u qabatay Caruurteena wadankii jooga.

 

Amiin.

 

Wabilaahi Tawfiiq!

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


   Visit Us : Bahsane center  10,
   P.O. Boxs: 25, Hargeisa,
   Somaliland (Xarunta guud)

Telefon:   + 44 208 819 5310
                  +
252 2-4425918

                  +
252 2-4477041

Accon-ka – Gunada Macalimiinta: D0518, Dahabshil
Accon-ka – Dhismaha Dugsiga Sarre:
D0532, Dahabshil
Email:
allaybaday@hotmail.com