Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

Ogaysiis Muhiima: Casuumada dhamaan laamaha UHWA,Teleconferance.

Dib Unoqo

 Assalaamu calaykum     

Waxa aanu ogaysiinaynaa dhamaan jaaliyadaha dibada in aanu qabanaynu shir dhacaya maalin axada ee tahay bisha 22/april/07 saacadu mark aytahay 9pm  wakhtiga Hargeisa .shirku waxa uu ku qabsoomaeyaa call conference. Telefonka iyo kode si aad u hesho u soo dir email labada email mid uun.allaybaday@hotmail.com ama  allaybaday_usa@yahoo.com  (gudoomiyaha UHWA-USA)

Hadaba casuumada waxa aan u fidinaynaa ugu horayn gudida gudaha oo uu ugu horeeyo MR:Bakaal.iyo dhamaan gudiyada jaaliyadaha dibada.

Agenda .

1;Foritaanka shirka (usa)

2:warbixin ku saabsan mashruuca dugsiga sare iyo howga la rabo in loo dhiso ardayda dugsiga sare MR:Bakaal 10m.

3:warbixin ku saabsan hawsha hada socota MR:Daakir 10m.

4: isla meel dhig bahida sanad dugsiyeed 07/08.si looga godbo waxbaa dhiman.

5:samayn gudi xidhiidhisa gudiyada qorbaha iyo guda si aynu uuga maarano hadalada aynu mar-mar is waayayno.

6: igu danbayn is dhiiri galin lagu sameeyo  dhamaystirka lacagaha dhiman ee high school.

Hadaba hadii aanu nahay jaaliyad USA hordu ladi maynu inta mashruucaa high schoolku qabyo yahay e taa halaogaado.

Qoraaga shirku waa Ciid aw Yusuf iyo Cabdirzak aw Sokeeye.

Xidhiidhiyah gadaal baan la idiinka soo sheegi doonaa anagoo xeerinayna in aanu furno tub wanaagsan oo ku daysha mudan.

Waxa aanu ku dadaali anagoo kashanayna jaaliyadaha kale in annu samayno shirkale oodhex mara masuuliyiinta dagmada iyo (Diaspora) qorba joogta.

Wixii talo iyo tussale diyaar baanu u nahay aadna waan usoo dhawaynaynaa.

 khadarbade USA, Gudomiyaha UHWA-USA

 

 

 


   Visit Us : Bahsane center  10,
   P.O. Boxs: 25, Hargeisa,
   Somaliland (Xarunta guud)

Telefon:   + 44 208 819 5310
                  +
252 2-4425918

                  +
252 2-4477041

Accon-ka – Gunada Macalimiinta: D0518, Dahabshil
Accon-ka – Dhismaha Dugsiga Sarre:
D0532, Dahabshil
Email:
allaybaday@hotmail.com