Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

Wafdi Balaadhan oo u anbabaxay Degmada Allaybaday, ka dib marki halkaa Daada waaweyn ka dhaceen

Dib Unoqo

 

Wefdi ka kooban hay'adaha qaramada midoobau iyo kuwa kale ee caalamiga ah iyo wasaaradaha dawladda iyo maamulka Allaybaday ayaa berrito u baxaya si ay xaaladda u soo qiimeeyaan.

Wefdi kale oo kaas la mid ahina wuxu isla berrito u baxayaa Berbera oo iyana waxyeello roobku soo gaadhsiiyey.

 

 

Hassan A. Madar, Hargeisa………. 18.april.2007.

 

 

 

Wixii war ee ka soo kordha  wararka roobabka waxyeelay magaalad Allaybaday, kala soco. www.allaybaday.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


   Visit Us : Bahsane center  10,
   P.O. Boxs: 25, Hargeisa,
   Somaliland (Xarunta guud)

Telefon:   + 44 208 819 5310
                  +
252 2-4425918

                  +
252 2-4477041

Accon-ka – Gunada Macalimiinta: D0518, Dahabshil
Accon-ka – Dhismaha Dugsiga Sarre:
D0532, Dahabshil
Email:
allaybaday@hotmail.com