Dabaaldagii Maalintii Dhalashada
Somaliland 18.kii may.
Wakiilka
Somaliland u fadhiya dalka Norway mudane
Mohamed.M.Adan (lenin) waxa u dadweynaha ku daqan
dalka Norway si faxad leh ugu sheegaya in la qaban
doono xafladii dabaaldaga maalintii madaxbanaanida
Somaliland 18.may.
Waxa kale oo u dadka ugu bushaareynayaa in sandkan
xaflad balaadhan oo si weyn loo soo agaasimey la
qaban doono taas oo ka dhici doonta magaalada
Oslo.Waxa ka soo qeyb geli doona fanaaniin caan ah.
Balankeeno waa adiga oo ku jeeni qaaran calankii
Somaliland iyo astamaha u gaarka ah Somaliland.
Muwaadino iyo muwaadinadee haka maqnaan maalinta
xornimada Somaliland.
Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh
Mohamed Adan /telfon 95 16 28 64.
Said farah /telefon 98 83 85 82