|
KOOXDII DEGMADA ALLAYBADAY
OO KA QAYBGASHAY KOOBKII TIMACADDE EE KA BILAABMAY GOBOLKA
GABILEY,
ALLAYBADAY
.
27.July.2008 (Sawiro) |
Dib Unoqo |
Tartan
ciyaareed uu soo qaban qaabiyay Kayse dahir oo loogu magac
daray Timacade Cup

Timacadde
Cup oo ka maanta ka bilaabmaya Gobolka Gabiley:
Tartan ciyaareed uu soo qaban qaabiyay Kayse dahir oo loogu
magac daray Timacade Cup ayaa maanta ka bilaabmaya magaalo
madaxda gobolka Gabiley Tartankaasi oo ay ka soo qayb gali
doonaan kooxaha heerka labaad ee Gabiley, wajaale hargeisa,
Allaybaday, arabsiyo, iyo kalabaydh.
Kayse dahir waxaa uu noo sheegay inuu hore uqabtay tartamo
noocan oo kale oo ka dhacay gobolka taasi oo kor ugu qaadayo
ciyaaraha gobolka si,ay dhalinyaradu uga mashquulaan balwadaha
iyo wixii lamid ah.
Kayse waxaa uu kamid ahaa kooxdii Batrol ee ka ciyaari jirtay
Gobolka Gabiley kooxdaasi oo ka mid ahayd kooxaha laga
xusuusto gobolka Gabiley.
Tartanka oo kooxda laga badiyo hal mar ay ka hadhi doonto
wareega
Jadwalka ciyaaraha Tima-cadde Cup iyo sida ay isku aadan
yihiin kooxuhu
Dhoobo & Wajaale
Ason-villa & Fc Cadho
Arsinal & Fc Niil
Allaybaday & Heego
National Hargeisa & Arabsiyo
Horyaal hargeisa & Kala-baydh
Lion Gabiley & Lion Hargeisa
Gabiley News
Gabiley Office
gabileynet@yahoo.com
Wariyaha
UHWA
: ISMAIL ABDI MUXUMED (Hilqad)

DEGMADA ALLLAYBADAY , SOMALILAND
Telefon: + 2522357702
(Telecom, Allaybaday)
Email:
hilqadm@hotmail.com
Website:
http://www.allaybaday.com/ |