Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

Warfarxadleh. Ceelkii Geed-beerah oo biyo oo biyo xad dhaafa laga gaadhay, lana dhamaystiray. Allaybaday, 21.October.2008 (Sawiro)

Dib Unoqo


 
Waa maanta oo 19.october 2008 lagu guulaysay ceelbiyood oo loo qoday Magalaada Geed-abeerah ee Degmada Allaybaday ee Gobolka Gabiley, Ceelkaas oo dhererkiisu dhanyahay 140 mitir, 40 mitir ay yihiin biyo, iyada sida la sheegay ay biyaha laga helay ay aad iyo aad ugu badanyihiin biyihii la filaayay.

Dadweynaha ku nool dhulweynahaya Qodaalka loo yaqaane ee dagaankaa ayaa aad iyo aad u soo dhawaawey, waxay mahadnaq balaadhan u soo direeen, hayda ceelka biyaha ka wada dagaanka Degmada Allaybaday.

Magaalada Geed-Aabeeraha waxay ka mid tahay 12 magaalo ee ka tirsan Degmada Allaybaday ee ururka kheyriga ah ee UHWA ka wado mashaaricda hormarinta waxbarashada, biyaha, caafimaadka iyo wadooyinka, Geed Abeeraha waxay noqotay magaaladii ugu horeysa ee nasiib u hesha in Ceelbiyoood loo qodo. waxaa dhamaan la rajayn in meelaha kale mashruuca horamarinta  ka jira in laga bilaabi doono biyo qodid.


 
 

Wariyaha UHWA : ISMAIL ABDI MUXUMED (Hilqad)

DEGMADA ALLLAYBADAY , SOMALILAND

Telefon: + 2522357702 (Telecom, Allaybaday)

Email: hilqadm@hotmail.com

Website: http://www.allaybaday.com/


   Visit Us : Bahsane center  10,
   P.O. Boxs: 25, Hargeisa,
   Somaliland (Xarunta guud)

Telefon:   + 44 208 819 5310
                  +
252 2-4425918

                  +
252 2-4477041

Accon-ka – Gunada Macalimiinta: D0518, Dahabshil
Accon-ka – Dhismaha Dugsiga Sarre:
D0532, Dahabshil
Email:
allaybaday@hotmail.com