Hambalyo
Aroos Wacan oo wanaagsan:
Wariyaha UHWA : ISMAIL
ABDI MUXUMED (Hilqad)

Ismail
Abdi "HILQAD"

Safiya Jamac
GEELE
BAARAKALAAHU LAK WA BAARAKA
CAYLKA WA JAMACA BAYNAKUM BIL KHAYR
Dhamaan Gudiyada,
Deeqbixiyaasha ururka Kheyrka ah ee UHWA ee kale
jooga wadamada, Somaliland, Djibouti, Ethiopia,
Yemen, Saudi-Arbia, UAE, Norway, Finland,
Sweden, Denmark, France, Jermeny, UK, Malaysia,
India, Egyte, Sudan, India, Japan, Canada iyo
USA waxay habalyo, bogaadin iyo duco aan la soo
koobi karin hawada soo marinayaa wariya dar
Illahay ugu shaqeeya : Boqor
Ismail Abdi
"Hilqad"
Boqorada
Safiya Jamac Geele oo
xalay aroosweyn oo la isku arkay uu uga dhacay
magaalada Allaybaday, xalay oo bishu ahayd
29.November.2008.
waxaananu ugu ducaynaynaa ducadii rasuulkeena
salalaahu calayhi wasalam ee ahayd
BAARAKALAAHU LAK WA BAARAKA CAYLKA WA JAMACA
BAYNAKUM BIL KHAYR
AMIIN
AMIIN AMIIN