Ururka kheyriga ah ee UHWA (Ururka Horemarinta
Waxbarashada ASAASIGA/ALLAYBADAY) oo la aasaasay
dabayaaqadii sannadkii 2004-kii, 642 qof oo kala jooga
Somaliland, UK, USA, Norway, Finland, Canada, Sweden,
Denmark, Gulf-state, Malaysia, Jaban, Ethiopia iyo
Djibouti ayaa ka tirsan ururka, waana urur degmo.
Ururka wuxuu gacanta ku hayaa 12 Dugsi oo ku
yaala degmada Allaybaday ee Gobolka Gabiley/Hargeisa.
UHWA waxay
4tii sanno ee ina soo dhaafay ugu deeqay Degmada
Allaybaday lacagta soo socota:
1.
Sannadkii 2005 deeq dhan $ 7
100.
2.
Sannadkii 2006 deeq dhan $ 15
625.
3.
Sannadkii 2007 deeq dhan $
38,615.
4.
Sannadkan 2008
deeq dhan $ 60 529.
Waxqabadkii
Sannadka 2008 :
-
Dhisid iyo Furitaan Dugsiga Sarre
ee Allaybaday
-
Gunno joogta ah oo la siiyo
dhamaan 38-ka macalin ee Degmada wax ka dhiga.
-
Sedex
dugsi oo laga dhisay, Taysa, Laayo, Geed Abeerah
-
Labo
dugsi oo cusub oo laga furay,
Camp Barwaaqo iyo Harta Geelle .
-
Feeding Centra laga hirgeliyay
dhamaan 12-ka Dugsi ee Degmada ka jira
-
Qalabayn
dhamaan 12-ka dugsi ee Degmada ka jira.
-
Ceel
Biyo ah oo loo qoday Magaalada Geed-Abeerah
-
Qadhaan
dhan $ 7200 oo loo ururiyay Madarasada Alfurqan ee
Allaybaday
-
ka
qaybqaadashada Diiwaangelintii Degmada Allaybaday
-
Wacyi galin balaadhan oo dhamaan
degmada laga sameeyay.
Qorshaha Sannadkan
2009 (insha-allaah).
-
Dhismaha Qaybtii Boarding ee
Dugsiga Sarre Allaybaday
-
Dhismaha Dugsiga Dhexe/Sarre ee
Qodaalka
-
Dhismaha Dugsiga Gees dheere, Har
Cadaad iyo Waadi Xoor
-
Kordhinta Mushaarada Macalimiita
Degmada.
-
Samaynta Gudi la socota Tayada
Ardayda iyo Macalimiinta.
-
Abuurista Deeq bixiyeyaal cusub oo dalka gudihiisa iyo
dibadiisaba jooga.
Mahadnaq
gaara waxaa loo dirayaa
-
Dhamaan Deeqbixiyaasha UHWA Worlwide
-
Haydaha waaweyn ee Somaliland Jooga
-
Wasaarada Waxbarashada Somaliland
Wixii
faafaahin ee dheeraad ah waxaa ka heli kartaa:
www.allaybaday.com
ama
allaybaday@hotmail.com
| |
|
NR |
Laamaha UHWA (Branches) |
Sannadka 2005 |
Sannadka 2006 |
Sannadka 2007 |
Sannadka 2008 |
| |
|
1 |
UHWA Hargeisa |
$ 800 |
$ 1 200 |
$ 7 040 |
$ 12 710 |
| |
|
2 |
Maamulka Allaybaday |
0 |
0 |
0 |
$ 50 |
| |
|
3 |
UHWA Allaybaday |
|
|
|
$ 4 900 |
| |
|
4 |
UHWA Wajaale |
|
|
|
$ 546 |
| |
|
5 |
UHWA Harta Sheikh |
|
|
|
$ 1 600 |
| |
|
6 |
UHWA Norway |
$ 2 100 |
$ 5 100 |
$ 8 560 |
$ 1 4390 |
| |
|
7 |
UHWA London |
$ 1 000 |
$ 2 400 |
$ 5 900 |
$ 7 100 |
| |
|
8 |
UHWA Birgmingham |
$ 2 000 |
$ 2 175 |
$ 4 550 |
$ 4 050 |
| |
|
9 |
UHWA USA |
$ 1 200 |
$ 3 700 |
$ 5 450 |
$ 7 150 |
| |
|
10 |
UHWA Canada |
|
|
$ 520 |
$ 150 |
| |
|
11 |
UHWA Bristol |
|
$ 150 |
$ 950 |
$ 1 000 |
| |
|
12 |
UHWA Sweden |
|
$ 400 |
$ 1 000 |
$ 1 250 |
| |
|
13 |
UHWA Denmark |
|
$ 100 |
$ 650 |
$ 250 |
| |
|
14 |
UHWA Finland |
|
$ 100 |
$ 1 345 |
$ 2 100 |
| |
|
15 |
UHWA France |
|
|
$ 550 |
$ 800 |
| |
|
16 |
UHWA UAE |
|
|
$ 150 |
$ 800 |
| |
|
17 |
UHWA Yemen |
|
|
$ 450 |
$ 150 |
| |
|
18 |
UHWA Saudi Arabia |
|
|
$ 250 |
$ 563 |
| |
|
19 |
UHWA Japan |
|
|
$ 300 |
$ 120 |
| |
|
20 |
UHWA Malaysia |
|
|
$ 400 |
$ 500 |
| |
|
21 |
UHWA Djibouti |
|
$ 200 |
$ 400 |
$ 450 |
| |
|
|
Totalt |
$ 7 100 |
$ 15 625 |
$ 38 615 |
$ 60629 |
Waxaa soo
diyaariyay:
Dayib Muhumed
Odawaa, UHWA Somaliland
Hassan Loyar, UHWA
Norway