Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

Warfarxad leh:dhismihii dugsiga sare oo la bilaabay maanta oo Tariikhdu tahay: 15.07.2007

Dib Unoqo

Maanta oo ay bishu tahay 15/07/2007 waxa magaalada allaybaday ka bilaabmay dhismihii dugsiga sare  ee allaybaday kaasi oo ay ku deeqday dhismihiisa Haayada DRC( DANISH REFUGEE COUNCIL) hadaba dadwaynaha reer allaybaday ayaa farxad iyo rayn rayn kusoo dhaweeyay  dhismaha dugsigaasi sare mahadnaqna usoo jeediyay haayadaasi ugu deeqday dhismaha dugsigaasi sare  iyo waliba hawl wadeenada Mushruucaasi dhismaha dugsiga sare fulinaaya,  taasi oo ay tahay markii ugu horaysay ee uu ka hirgalo dhisme dugsi sare magaalada allaybaday, waxa jirtay in dugsiga sare ee xilgan jiray uu si kumeel gaadha ugu dhigan jiray dugsiga H/dhexe ee Sh. Axmed Qaalib, ayaa dugsigii sare  rasmiga ahaa dhismihiisii ka bilaabmay allaybaday taasi oo dadwaynaha reer allaybaday ay ka muuqatay wajiyadooda farxad ay ku soo dhawaynayaan dugsigaasi sare ee loo bilaabay, Hadaba waraysi aan ka qaaday Fuliyaha Mushruucaasi Mr. Ibraahim carab Ceelaabe, iyo

Sawiro dhismaha dugsiga sare ahba  lasoco.................................

 

"Masuulka dhismaha Dugsiga Sarre Allaybaday, Ibrahim Carab Celaaba, ka labaad dhinaca bidixda"

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wariyaha UHWA : ISMAIL ABDI MUXUMED (Hilqad)

DEGMADA ALLLAYBADAY , SOMALILAND

Telefon: + 2522357702 (Telecom, Allaybaday)

Email: hilqadm@hotmail.com


   Visit Us : Bahsane center  10,
   P.O. Boxs: 25, Hargeisa,
   Somaliland (Xarunta guud)

Telefon:   + 44 208 819 5310
                  +
252 2-4425918

                  +
252 2-4477041

Accon-ka – Gunada Macalimiinta: D0518, Dahabshil
Accon-ka – Dhismaha Dugsiga Sarre:
D0532, Dahabshil
Email:
allaybaday@hotmail.com