Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

 

Dib Unoqo

 

Warbixintii Sannadka (2006) ee URURKA HOREMARINTA WAXBARASHADA DEGMADA ALLAYBADAY (UHWA).

 

Xisaab xidhkii , Sannadkii ina soo dhaafay ee  2006.

Nr:

Laamaha

Gunada Macalimiinta

Tirada Bilood

Dayac tir

Kharash kale

Wadar Guud:

1

UHWA-Somaliland

 

12 Bilood

 

*1200

*1200

2

UHWA-Norway

4650 $

12 Bilood

 

450

5100

3

UHWA- USA

1700 $

10 Bilood

*2000

 

3700

4

UHWA-London

2400 $

11 Bilood

 

 

2400

5

UHWA- Birmingham

2175 $

10 Bilood

 

 

2175

6

UHWA-Sweden

400 $

5 Bilood

 

 

400

7

UHWA-Bristol

150 $

3 Bilood

 

 

150

8

UHWA-Cardiff

100 $

2 Bilood

 

 

100

9

UHWA-Denmark

100 $

2 Bilood

 

 

100

10

UHWA-Finland

100 $

2 Bilood

 

 

100

11

UHWA-Yemen

100 $

2 Bilood

 

 

100

12

UHWA-France

0

0 Bilood

 

 

0

13

UHWA-Canada

0

0 Bilood

 

 

0

14

UHWA-UAE

0

0 Bilood

 

 

0

15

UHWA-Saudi Arabia

0

0 Bilood

 

 

0

 

Wadar

11775

 

 

 

15425

  • * Jaaliyada USA ayaa ugu deeqday lacag dhan  2000 $ Dollar si dayactir loogu sameenaayo Dugsiga Hoose/Dhexe ee Alfurqaan, Ilaahay haga abaal mareyee.

* 4 Nin ee ah Gudida guud waxay bil walba bixiyaan 100 dollar ee ku baxa shidaalka iyo kharashka kale.

Ardayda

Ismbarbar dhiga sannadaha: 2005 iyo 2006,  Ardayda

Dugsiga

Sannadka 2005

Sannadka 2006

% kordhay

1. Dugsiga Sarre

0

18

100 %

2. Allaybaday

112

474

81 %

3. Madarasad

215

379

64 %

4. Xidhinta

65

92

59 %

5. Gees dheere

0

81

100 %

6. Geed Abeera

0

59

100 %

7. Har Cadaad

0

49

100 %

8. Taysa

0

93

100 %

9. Diini goobale

0

92

100 %

10. Wadi Xoor

0

63

100 %

Wadar

524

1382

73 %

 

Macalimiin

Ismbarbar dhiga sannadaha: 2005 iyo 2006,  Ardayda

Dugsiga

Sannadka 2005

Sannadka 2006

% kordhay

1. Dugsiga Sarre

0

3

300 %

2. Allaybaday

3

9

81 %

3. Madarasad

4

6

64 %

4. Xidhinta

0

2

100 %

5. Gees dheere

0

2

100 %

6. Geed Abeera

0

1

100 %

7. Har Cadaad

0

1

100 %

8. Taysa

0

2

100 %

9. Diini goobale

0

2

100 %

10. Wadi Xoor

0

2

100 %

 

 

 

 

Wadar

7

27

80 %

 

 

Dhismiyaasha:

Ismbarbar dhiga sannadaha: 2005 iyo 2006,  Dhismayaasha Dugsiyada

Dugsiga

Dhismaha 2005

Dhismaha 2006

Inta koradhay

% Kordhin

2. Dugsiga Sarre

0

0

0

0,00 %

1. Allaybaday

8

10

2

55,56 %

3. Madarasad

8

7

-1

46,67 %

4. Xidhinta

5

5

0

50,00 %

5. Gees dheere

0

2

2

100,00 %

6. Geed Abeera

0

2

2

100,00 %

7. Har Cadaad

0

2

2

100,00 %

8. Taysa

0

2

2

100,00 %

9. Diini goobale

0

2

2

100,00 %

10. Wadi Xoor

0

2

2

100,00 %

Wadar

21

34

13

61,82 %

 

 

Sida loo bixiyo deeqaha Gunada macalimiinta ee bilwalba la diro.(Balanqad)

Nr:

Laamaha

Gunadii bishiiba la diro:

Waxay u dhigantaa

1

UHWA – Somaliland

*100 $

Kharash

2

UHWA - NORWAY

350 $

7 macalin

3

UHWA - BIRMINGHAM

300 $

6 macalin

4

UHWA -  LONDON

300 $

6 macalin

5

UHWA - USA

200 $

4 macalin

6

UHWA -  CANADA

100 $

2 macalin

7

UHWA -  BRISTOL

50 $

1 macalin

8

UHWA -  CARDIFF

50 $

1 macalin

9

UHWA -  DENMARK

50 $

1 macalin

10

UHWA -  FINLAND

50 $

1 macalin

11

UHWA - YEMEN

50 $

1 macalin

12

UHWA -  SWEDEN

50 $

1 macalin

13

UHWA -  FRANCE

50 $

1 macalin

14

UHWA -  UAE

50 $

1 macalin

15

UHWA – SAUDI ARABIA

50 $

1 macalin

 

 

 

 

 

Wadar Guud

1700 $

34 macalin

  • 4 nin ee gudida gudaha ayaa bil walba bixiya 100 $ ee kharashka lagu qaado gunda macalimiinta

Dugsiyada ay Ururka UHWA hirgelisay / Schools established by UHWA

No

Name of School

level

Students

Teachers UHWA

Buildings

Total Paid pr. schools

1

Allaybaday

Secondery

18

3

0

300 $

2

Allaybaday 1

Primary & intermediate

474

7

10

350 $

3

Allaybaday 2

Primary & intermediate

379

5

7

250 $

4

Xidhinta

Primary & intermediate

92

2

5

100 $

5

Gees Dheere

Primary

81

2

2

100 $

6

Geed Abeereh

Primary

59

1

2

50 $

7

Car Cadaad

Primary

49

1

2

50 $

8

Taysa

Primary

93

2

2

100 $

9

Diini Goobaale

Primary

92

2

2

100 $

10

Wadi Xoor

Primary

63

2

2

100 $

 

Xoghaye

 

 

 

 

100 $

TOTALS

1382

27

34

1600 $

               

 

 

GUDIDA GUDD EE UHWA:

 

Laanta

Gudoomiye

Lacaghaye

 

Xubin

Xubin

Somaliland

Ahmed A. BAKAAL

Abdirasaq sh. ADAN

Hassan A. Madar

Muse Abdi ODAY

 

Shaqada Gudida Guud waa sidan soo socota:

 

  1. Maamulida Acconka guud ee Ururka.
  2. Qiimaynta Gunada macaliinta degmada jooga
  3. Isku xidhka iyo maamulada dhamaan gudiyada dibada iyo gudahaba ka jira.
  4. Shaqaalaynta iyo kormeerida macalimiinta dugsiyada Degmada.
  5. Isku xidhida waxbarashada degmada iyo wasaarada/haydadaha waxbarasha ee wadanka ka jira
  6. Qorsha sanadeed: Samaynta qorshahii lagu howl galaayo sannad kasta, qorshaas oo ay ku qeexantahay dhaqaalaha loo baahan yahay iyo baahida dhabta ah ee ka jirta waxbarashada degmadii.

Xoghaye Guud eee Ururka: Mr. Daud Hussein 

Shaqada Xoghaye  guud waa sidan:

 

5.1.1         Kormeerka Goobaha waxbarashada

5.1.2        Warbixinada bilwalba loo diraayo Jaaliyada Dibada (Deadline: 5ta bisha bilwalba)

5.1.3        Hubin Acconka lacagta Gunada Macalimiinta bilwaba, inta ka horeysa (25 ka bisha), wixii ka dhiman gunada macalimiinta waa inuu dalab u soo diraa, Jaaliyadaha kaydka u yaalo Acconkana isaga oo soo sheegaya Jaaliyada aan lacagteedii soo gaadhan.

5.1.4        Xidhiidha joogta ah ee gudaha iyo dibada, kaas oo la isticmaalayao Emailka ururka.

5.1.5        Dakhli soo saara wadanka gudihiisa, dakhligaas oo laga raadinaayo labo meel oo kal ah:

5.1.5.1  Dadka Degmada u dhashay ee jooga Geeska Afrika, sida Somaliland, Djibout Iyo Ethiopia

5.1.5.2  Wasaarada waxbarashada iyo Haydahaya caalimiga iyo wadaniga ah.

5.1.6        Kayd ururinta dhamaan qoraalada ururka dibada iyo gudoba

 Gudiyada Dibada ee la sameeyay, sannadka 2006 

Laanta

Gudoomiye

Lacaghaye

Xoghaye

Norway

Abdi XAAJI

Ali Ismail DABLE

Cibaado A. CAFI

Birgmingham

Mawlid Aw ABDI

A/hakim SHABEEL

 Hussein ABDI

London

Abdi Dahir GOLE

Abdi DAUD

Mukhtar Sh. ADAN

Bristol

Muse YUSSUF

A/Hakim Aw DAAHIR

Mohamed A. MUSE

Cardiff

Kayser Aw HASSAN

Abdi Muhed GEEDE

 

USA

Khadar BADDE

Mukhtar Mure

A/nasir YUSUF

Canada

Maxamud M. X. Gaydh

A/hakim Khadar

Yurub Aw Harun

Sweden

Abdi A. ISMAIL

A/salaan Xaaji

Ismail SEED

Denmark

Samatar H. NOOR

Abdirahman M. Samale

Hussein Aw Yusuf

Finland

Moh'ed A. INDHAYARE

A/asis A. Indhayare

Faysal YUS-TAHAR

France

Ismail BATAMA

Farxan SEED

A/karim A Warsame

UAE

Omer Aw FARAH

Moh Sh. Adan

Mustafe Sh. ADAN

Yemen

Adan X. JANALE

A/nasir sh.Ibrahim

Xaashi Muse GEEDI

Saudi Arabia

 

 

 

 

 

 

 

 

Shaqada Gudiyada Dibada:

 

1.      Soo ururinta lacagta gunada macalimiinta.

2.      Dirida lacagta Gunada Macalimiinta Bilwalba markay tahay: 20 ka bisha

3.      Soo abaabulka shirarka iyo isku xidhka xubnaha ururka.

4.      Qadhaan ururinta dhismaha Dugsiga Sarre.

5.      Maamulida iyo masuuliyada acconka gunada macaliinta ee wadamada ay joogaan.

6.    Xidhiidhka rasmiga ah gudida guud ee wadankii joogta iyo gudiyada kale ee qurbaha ka jira.

Gudiyada Hoose ee ka jira Goobaha Waxbarashada  sannadka 2006

Goobaha

Gudoomiye

G/xigeen

 

Xubin

 

Xubin

Xubin

Gees Dheere

 

Rashiid Abdilahi

Maxmed Ahm. Muxumed

 

Ahmed Hussein Hoore

 

Maxa,ud Abib Xirse

Cisman A/Lahi Cumer

Geed Abeera

 

Abdi Dahir Muxumed

 

Hussein Abdi Qaalib

 

A/lahi Hussein Cawaale

 

Abdi cumer A/lahi

 

A/lahi Dhagjar

 

Har Cadaad

 

 

Maxamed A. Cisman

Maxamed aw Abdi Ahmed

 

 

Ali Ibrahim Warfaa

 

 

Nuur X.Jama Ismail

Hassan Cumar Yusuf

Xidhinta

 

Abdi Muxumed Cadur

 

 

 

A/lahi Jamac

 

 

Maxamed Ahmed Odawa

 

 

Maxamed Ismail Abdi

Cumer Daud A/lahi

Taysa

 

Dayib Mamud Dhinbiil

Cumer Libaax

 

 

 

Abdi A/Lahi

 

 

 

Ibrahim Hashi

Kiin A/Lahi

 

Diini Goobaale

 

Maxamud Ahmed

 

Abdi Qawdhan

 

 

 

 

A/lahi Maxamed

 

 

 

Siciid Hassan

 

Allaybaday

 

 

 

Muxumed Samale Ducale

 

 

Cali aw Xusen A/Lahi

 

 

 

Maxamud Yusuf Cige

 

Mxamed Sh Muxumed Ibrahim

Maxamed Xaashi Cadur

 

 

 

Waadi Xoor

 

 

Ismail Ali Warsame

 

Abdi Cisman

 

 

Cumer Xirsi Caynashe

 

 

 

 

Shaqada Gudiyada Goobaha waxbarashada:

 

1.      Masuuyida dhismayaasha waxbarashada

2.      Ka war haynta xaalada dhaqaale macalimiinta Degaanka ay ku nool yihiin.

3.      Abaabul reerah in ay caruurtooda keena dugsiyada.

4.      Warbixinta ay siiyaa gudida guud marka kormeerka soo marayaan

 

 Liiska Macalimiinta Dugsiyada Deg. Allaybaday

 

No

Full Name

School

Cida Gunada siisa

1

Maxamud A/lahi Cilmi (Dhamc), Maamule

Dugsiga Sarre

Wasaarada

2

C/qani Mataan

Dugsiga Sarre

UHWA

3

C/fatax Sh. A/lahi

Dugsiga Sarre

UHWA

4

Maxamed Adan Daud

Dugsiga Sarre

UHWA

5

Cabdi aw Axmed Xasan, Maamule

Allaybaday

UHWA

6

Foosiya sh. Aadan Aamin

Allaybaday

Deg

7

Axmedqani sh. Muxumed

Allaybaday

UHWA

8

Ismaaciil Xasan Liibaan

Allaybaday

UHWA

9

C/raxmaan Sh C/laahi Aw gab

Allaybaday

UHWA

10

Cabdi Aw Maxamed Ismacil

Allaybaday

UHWA

11

Axmedyaasiin Maxamed Daauud

Allaybaday

UHWA

12

Maxamed Axmed Cige

Allaybaday

UHWA

13

Farxiya Maxamed Daauud( NRCda)

Allaybaday

NRC

14

Axmed aadan Xirsi –Maamuleh

Mad. Allaybaday

UHWA

15

Muuse Aw Daauud Iriir

Mad. Allaybaday

UHWA

16

Mawliid Xasan Cabdi

Mad. Allaybaday

UHWA

17

Maxamed Baaruud Madar

Mad. Allaybaday

UHWA

18

Jamaal Daauud Faarax

Mad. Allaybaday

UHWA

19

Mustafe Ismaaciil Muxumed, Maamule

Wadi Xoor

UHWA

20

C/raxaan Aadan 

Waadi Xoor

MTW

21

Axmed X. Muxumed Ismaaciil

Diini Goobaale

UHWA

22

Mukhtaar Ismaaciil Abokar

Diini Goobaale

UHWA

23

Mohamed Hassan Omar, Maamule        

Taysa

UHWA

24

Abdi Ismail

Taysa

MTW

25

Maxamed Farah Yusuf, Maamule

Xidhinta

UHWA

26

Ayaanle Hassan Shiil

Xidhinta

UHWA

27

Hassan Abdi Muhumed

Har Cadaad

UHWA

28

Ismail Hassan Libaan

Geed Abeerah

UHWA

29

Ahmed Aw Hussein Libaan, Maamule

Gees Dheere

UHWA

30

Hussein Abdi

Gees Dheere

UHWA

 

 

 

 

 

 

Warbixin waxaa wada Qoray: UHWA-Somaliland iyada la gaashaanasaa dhamaan Laamaha.


   Visit Us : Bahsane center  10,
   P.O. Boxs: 25, Hargeisa,
   Somaliland (Xarunta guud)

Telefon:   + 44 208 819 5310
                  +
252 2-4425918

                  +
252 2-4477041

Accon-ka – Gunada Macalimiinta: D0518, Dahabshil
Accon-ka – Dhismaha Dugsiga Sarre:
D0532, Dahabshil
Email:
allaybaday@hotmail.com