Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday

"Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

 

Dib Unoqo

UHWA- Somaliland

Chief Administrative Officer, Hargeisa  
Telephone No: +2522-4425918
Facsimile No: +252 2-4470360
Open Hours:  Galinka hore 09:00 – 12 :00 maalinkasta
Open Hours:  Galinka Danbe 15:00 – 18 :00 maalinkasta

Emailka UHWA-Somaliland:  allaybaday@hotmail.com ama somaliland@allaybaday.com
Acconka GUUD ee Gunada Macalimiinta: D0518 (Dahabshiil, Hargeisa)
Acconka Dhismaha Dugsiga Sarre : D0532 (Dahabshiil, Hargeisa)
Qayba UHWA-SomalilandQadhaanka Dug. sarre 25 000 $ Gees africa

Gudida Guud ee UHWA:

Gudoomiye

Lacaghaye

Xubin Xubin Xubin Xoghaye
Ahmed A. BAKAAL Ahmed Ismail Hashi Dayib Muhumed Odawaa A/Lahi Mu¨ed (Huno) Ismaila Abdi Yonis Mustafe Abdi Oday

Warbixin / raport, April 2008

Ururka hor,umarinta waxbarshadda asaasiga ee degmadda allaybaday, waxa uu soo qaybiyay March gunadi macaliminta waxayna kale yihiin sidan: 

Liiska Macaliminta Gunada  ka Qaadata Jaaliyadaha (UHWA) 

S/No

Magaca

Goobta

cadadka

Saxeexa

 

 

Allaybaday secondary

 

 

1

Mohamed Aden Daa,uud

Allaybaday secondary

$100

 

2

Mohamed Abdilahi Elmi(dhamac)

 

Allaybaday secondary

$100

 

3

A/rahiim Ahmed A/lahi

Allaybaday secondary

$100

 

4

Mawlid Ahmed Moh,d

Allaybaday secondary

$100

 

 

 

D/H/dhexee Sh: Ah Qaalib

 

 

5

Ahmed Sh.Mohamoud Ali

  D/H/dhexee Sh Ahmed

$50

 

6

Foosiya Sh. Aaden Aamin

  D/H/dhexee Sh Ahmed

$50

 

7

Mohamed Ahmed Cige

  D/H/dhexee Sh Ahmed

$50

 

8

Abdi Aw Mohamed Ismacil

D/H/dhexee Sh Ahmed

$50

 

9

A/rahman Sh.A/lahi muh,d

D/H/dhexee Sh Ahmed

$50

 

10

Saleban Mohamed Dahir

D/H/dhexee Sh Ahmed

$50

 

11

Abdi Aw Ahmed Hassan

D/H/dhexee Sh Ahmed

$50

 

12

Mohamed  Barud Madar

D/H/dhexee Sh Ahmed

 

 

13

Jamaal Daa,uud Farah

D/H/dhexee Sh Ahmed

 

 

 

 

 Madarasadda Al-furqan

 

 

14

Ahmed Aaden Hirsi

 Madarisadda Alfurqan

$50

 

15

Mohamed Abdilahi Elmi

 Madarisadda Alfurqan

$50

 

16

Mohamed Hassan Aideed

 Madarisadda Alfurqan

$50

 

17

Ahmed Muuse Ciisood

 Madarisadda Alfurqan

$50

 

18

A/rahim Ahmed Abdilahi

 Madarisadda Alfurqan

$50

 

 

 

D/H/dhexe ee Xidhinta

 

 

19

Mohamed Farah Yousuf

D/H/dhexe ee Xidhinta

$50

 

20

Jamal Abdilahi Ismacil

D/H/dhexe ee Xidhinta

$50

 

21

Yousuf Ise Hassan

D/H/dhexe ee Xidhinta

$50

 

 

 

D/hoose ee Gees Dheree

 

 

22

Ahmed Hussein Liiban

D/hoose ee Gees Dhere

$50

 

23

Nour Qalib Oumar

D/hoose ee Gees Dhere

$50

 

 

 

D/hoose ee Geed abeera

 

 

24

Ismacil Hassan Liibaan

 D/hoose ee Geed abera

$50

 

25

Farhan Ahmed gudaal

D/hoose ee Geed abera

$50

 

 

 

D/hose ee Diini gobale

 

 

26

Mustafe Hassan Yusuf

D/hose ee Diini gobale

$50

 

             

27

Mustafe Ahmed Cumar

D/hose ee Diini gobale

$50

 

 

 

 

 

 

 

 

D/hoose ee Harcadaad

 

 

28

Mahmed Mahamud

D/hoose ee Harcadaad

$50

 

29

Faysal Sh Adan Amiin

D/hoose ee Harcadaad

$50

 

 

 

D/hoose ee Taysa

 

 

30

Mahamed Hassan Oumar

D/hoose ee Taysa

$50

 

31

Hussein Abdilahi Gohe

D/hoose ee Taysa

$50

 

 

 

D/hoose ee Waadi xoor

 

 

32

Mustafe Ismail mohumed

D/hoose ee Waadi xoor

$50

 

33

Mohamed Ali Ahmed

D/hoose ee Waadi xoor

$50

 

 

 

D/hoose ee Dacarta

 

 

34

Ali Muuse Hassan

>>     >>         >>

$50

 

 

 

D/hooe ee K/barwaqo

 

 

35

Khadar Hussein  Hirsi

>>     >>       >>

$50

 

 

 

 

 

 

 Waxay bishan 6/05/08 Gudigu kormeer ku soo mareen dhamaan Dugsiyadda Degmdada Allaybaday waxayna soo qaybiyeen gunadi bishi April

 iyo Sabuurado lo qaybiyay Dugsiyadda kala ah.Harcadaad, Diini gobaale , Waadi xoor iyo Taysa

Xagga Dhismayasha Dugsiyadda Hadda waxa gacanta lagu hayaa Dugsigii sare ee Degmadda Allaybaday oo Hadda ku dhaw Dhamaad,

Waxa isna in la dayac tiro u bahan Dugsiga Hoose/Dhexee ee Sheekh Ahmed Qaalib oo qarka u saran in uu dumo, waxana Hal Galaas ku wada dhigta laba fasal oo kala ah Uulo(1) oo tiradoodu dhantahay 40 arday iyo Tuuyo(2) oo isna aradaydisu dhantahay 33,waxan u Galaas ah halki lagu talo galay in ay Ardaydu wax ku cunto

 waxa u bahan in la dhiso laba galaas oo xagga hoose ka dhisan oo u bahan in kor loo qado lana dhamays tiro .

 Dugsiga Sheekh Axhmed Qaalib oo ah ka ugu wayn Dugsiyadda ka dhisan dhamaan Degmada Allaybaday ayna dhigtaan Arday gaadhaysa 500 lana filayo in sanadkan la qoro Laba fasal ayaan  ilaa hadda la hayn cid dayac tir ku samaynaysa,Walow ay Maamulka Degmadu marar badan balan qaadeen in ay dayactir doonaa hadaba waxba kamay fulin balan koodaa, hadaba waxa lagama maarmaan ah in la iska kaashado sidii loo dayactiri lahaa iskuulka H/Dhexe ee Sh. Qaalib ee waliba loogu soo biirin lahaa dhisme cusub oo ka kooban laba galaas waxa xusid mudan in Gudida waalidiinta iyo Macalimiinta iskuulka Sh. Axmed Qaalib ay iska kaashadeen in ay dayactir ku sameeyaan qaybo ka mid ah iskuulka sida Albaadii iyo Daaqadihii intaasi oo runtii noqotay karaankooda maadaama oo lagu jiray wakhti adag oo kaliil ah ayaa hadaba la inooga baahan yahay gudo iyo dibadba in aynu iska kaashano sidii aynu u dayactiri lahayn iskuulka ee aynu waliba ugu soo biirin lahjayn dhismayaashaasi cusub si aanay u dhicin in ay ardaydu ku dhigato dibada.

 

Tallo soo jeedin ka timid Xoghaya guud ee UHWA   

Mustafe Abdi Oday

 

Salaan ka timid 

Gudida Guud ee UHWA 

Ahmed Abdi Bakaal, Gudoomiye

Ahmed ismail haashi, Xubin

Ismail Abdi yonis, Xubin

Dayib muhumed Odawaa, Xubin

C/llahi muxumed yusuf, Xubin

Mustafe Abdi Odey, Xoghaye

Xoghaye Mustafe oo mushaarkii macalimtii Madarasada siinaaya.

 

____________________________________________________________________________________