|
|
|
|
|
Ururka Horemarinta Waxbarashada
|
![]() |
|
|
||
|
UHWA- Somaliland
Gudida Guud ee UHWA:
Warbixintii Dhaqaalaha/Finance raport, Februar 2008 Ururka hor,umarinta waxbarshadda asaasiga ee degmadda allaybaday, waxa uu soo qaybiyay Februar gunadi macaliminta waxayna kale yihiin sidan:
· Xoghayaha oo kormmerkiisa ka bilaabay Geesdheere ayaa soo maray dhammaan dugsiyada oo dhan( Geesdheere, Geedabeera, Harcadaad, Xidhinta, Taysa, Diinigoobaale, Allaybaday, waalidxoor. Waxaanu wali soo marin Dugsiyada Cusub iyo laaye.
· Dugsiyadu hore kac badan bay sameeyeen marka loo eego kormeerkii bishh hore, inkasta oo ay tahay xilli Jiilaal ah. 1.Tirada Ardayda oo fiicnayd 2.Dadaalka macallimiinta
· Dhibaatooyinka ka jiray dugsiyada ee u baahan wax ka qabasho 1. Dugsiayada oo u baahan sabuurado 2. Xilligan jiilaalaka oo dugsiyada qaar ayna lahyn taangiyo biyaha laga cabo 3. Dugsiga H/Dhexe ee Allaybaday oo u baahan dayactir degdeg ah 4. Macallinka Diinigoobaale oo loo baahanyahay in la badalo. Q. 2aad Qaadhaanka Gudaha
Waxay guddidu ila garatay in qaadhaanka gudaha ururintiisa si fiican looga hawlgalo tiiyo ay qaadhanka tiirar u yihiin xubnahan: Xubnahaa tiradood tahay, 20 maalqabeen oo Hargeisa Degan Shaxda Dugsiyada iyo cida Mushaarka siisa
Waxaanu Mahadnaq Gaara u diranaa, qofkasa oo bixiya Deeqda lagu caawinaayo Dugsiyada Degmada, ILLAAHAY HA IDINKA ABAALMARIYO, AMIIN.. NB! hadii khalada lagu arko shaxo, noo sheega diba ayaau ka sixiye.. Salaan ka timid Gudida Guud ee UHWA Ahmed Abdi Bakaal, Gudoomiye Ahmed ismail haashi, Xubin Ismail Abdi yonis, Xubin Dayib muhumed Odawaa, Xubin C/llahi muxumed yusuf, Xubin Mustafe Abdi Odey, Xoghaye
Xoghaye Mustafe oo mushaarkii macalimtii Madarasada siinaaya.
Caruurtii Dugsiga Har Cadaad oo Gubad ku ciyaara Garoonka Dugsiga
Mr. Abdilahi Muhumed Yussuf oo Kormeer ku marayaa Dugsiga Degmada oo dhan. ____________________________________________________________________________________
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|
|