Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday

"Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

 

Dib Unoqo

UHWA- Somaliland

Chief Administrative Officer, Hargeisa  
Telephone No: +2522-4425918
Facsimile No: +252 2-4470360
Open Hours:  Galinka hore 09:00 – 12 :00 maalinkasta
Open Hours:  Galinka Danbe 15:00 – 18 :00 maalinkasta

Emailka UHWA-Somaliland:  allaybaday@hotmail.com ama somaliland@allaybaday.com
Acconka GUUD ee Gunada Macalimiinta: D0518 (Dahabshiil, Hargeisa)
Acconka Dhismaha Dugsiga Sarre : D0532 (Dahabshiil, Hargeisa)
Qayba UHWA-SomalilandQadhaanka Dug. sarre 25 000 $ Gees africa

Gudida Guud ee UHWA:

Gudoomiye

Lacaghaye

Xubin Xubin Xubin Xoghaye
Ahmed A. BAKAAL Ahmed Ismail Hashi Dayib Muhumed Odawaa A/Lahi Mu¨ed (Huno) Ismaila Abdi Yonis Mustafe Abdi Oday

Raport, Januar 2008

Ururka hor,umarinta waxbarshadda asaasiga ee degmadda allaybaday, waxa uu soo qaybiyay  January gunadi macaliminta waxayna kale yihiin sidan:

 

Dugsiga

Tiradda macaliminta

Lacagta

Isku gayn

Allaybaday secondary

4x100$

$400

$400

D/H/dhexe ee sheekh axmed qalib

7x50$

$350

$350

Madarisadda alfurdaan

5x50$

$250

$250

D/hoose/dhexe xidhinta

2x50$

$100

$100

D/hoose ee Gees dheere

2x50$

$100

$100

D/hoose Geed abeera

1x50$

$50

$50

D/hoose ee Diini Gobaale

2x50$

$100

$100

D/hoose ee Harcadaad

1x50$

$50

$50

D/hoose ee Taysa

2x50$

$100

$100

D/hoose ee waalid Xoor

2x50$

$100

$100

 

 

Total=

$1600

  

Waxa lacagta ku jirta $300 oo ay bixi say jaliyadda Imaraadku oo ay soo qadimeen iyo $100 oo uu bixiyay abdi xaaji janaale, January lacagteedi waxay ku maqantahy jaliyadaha qaar, marka halagu soo dadaalo dadajinta gunadda macaliminta,

Waxaa ad ugu mahadnaqaynaa oo lacagtii bishan Januar si fiican u  soo diray inta badan dhamaan jaaliyada ka mid ahi ururkan.

 

1)baahiyaha ka jira waxbarashadda deggmed allaybaday

 

a)   dugsig sare ee allaybaday ayaa qabyo ah oo aan ilaa hadda dhamaystirnayn,waxana ka dhiman albabadi yo daqadihii iyo agabki hoose oo dhan, lacagti lagu dhisayayna ay intaa ayay kaga go,day waxan lo bahan yahay in la dhamaystiro inta aanu dayacmin oo aanu dil dilacin

 

b) madarisdda allfurqan oo u bahan dayactir  iyo in la dhiso,waxana lagu wareejiyay qadhanki jaliyaddu ugu talo gashay madarisadda  oo dhan 1300$ sheekh naasir macalin yusuf iyo muuse abdi ali

 

c) dugsiga hoose/dhexe ee sheekh axmed qalib oo aad iyo aad igu bahan in la dayactiro,fasalada qaar ayaa loga cabsi qabaa in ay dumaan marka waxa uu bahan yahay in wax laga qabto si dhaso ah

 

2) dugsiyada tulooyinka oo ay bacahi ka go,go,en ayadoo ay tahayna waqtigii Qaboobaha waxana lo bahan yahay in loo hawlgelo sidii loo  dhisi lahaa gudaha iyo dibadba, waxa dhisan tuloyinka

laba tulo oo kala ah geeb-abeera iyo taysa  

3) waxa in wax laga qabto ah macalminta tuloyinka oo u bahan  in la kordhiyo si ay waxbarashadu tayo u yeelato loona yareeyo culayska saran macalimiinta, waana in tuulo kasta hal macalin lagu daro si ay tayadda waxbarashadu sare ugu kacdo,tulooyinka waxaa looga laba macalin iyo afar galaas, iyo qaar ay jogaan hal macalin iyo sadex galas,

 

4) wa in lagu dadaala soo dadajiyo gunadda macaliminta bil kasta bilawgeeda ama la soo qadimaa sida jahliyaha qaarkood yeelaan

 Allaa mahad leh

 

 

Salaan ka timid 

Gudida Guud ee UHWA 

Ahmed Abdi Bakaal, Gudoomiye

Ahmed ismail haashi, Xubin

Ismail Abdi yoni, Xubin

Dayib muhumed Odawaa, Xubin

C/llahi muxumed yusuf, Xubin

Mustafe Abdi Odey, Xoghaye

Xoghaye Mustafe oo mushaarkii macalimtii Madarasada siinaaya.

Macalimiintii Dugsiga Hoose/Dhexe Sh. Ahmed Qaalib, Allaybaday

 

 Macalimiintii Madaraada Allaybaday

 

 

 

____________________________________________________________________________________