|
Warbixintii
Dhaqaalaha/Finance raport, October, 2008, from Xoghaye Mohamed
H. Adur
FOOMKA XISAAB XIDHKII BISHII OCTOBER 2008 EE GUNADADA MACALIMIINTA
SIDDII AY U BAXDAY
|
S/N |
MAGACA DUGSIGA |
T/ARDAYDA |
T/MACALIMINTA |
|
|
1.
2.
3.
4.
5.
6
7.
8..
9
10
11 |
ALLAYBADAY SECONDARY SCHOOL
DUGSIGA
H/DHEXE EE SH AXMED Q
MADARASADA
AL-FURQAAN
DUGSIGA
H.DHEXE XIDHINTA
DUGSIGA
H/DHEXE TAYSA
DUGSIGA
HOOSE HARCADAD
DUGSIGA
HOOSE G/ABEERA
DUGSIGA
HOOSE D/GOOBAALE
DUGSIGA
HOOSE GEESDHEER
DUGISA HOOSE
WAADI XOOR
DUGSIGA
HOOSE KAAMBARWAQO |
28
570
300
70
75
56
55
101
110
160
60 |
5
10
5
3
2
2
2
2
2
2
1
|
$800
$350
$250
$150
$100
$100
$100
$100
$100
$100
$50 |
|
|
TOTAL |
1585 |
36 |
$2200 |
KHARASHKA XAAFIISKA
1.LAYDHKA
XAFIISKA $10
2.NADIIFISO
$20
3. KHARASHKA
XOGHAYE $70
TOTAL
$100
Totalka kharashka baxay
$ 2300 dollar
Totalka lacagta
nasoogashayna waxa ay ahayd sidan:-
1.Deeqda accountka guud
laga soo diray waxa ay ahayd $ 2100
2. Deeqda Deeq
bixiyayaasha cusub ee Berbera $ 100
$2200
Waxa bishan waxa
dhiman
$100 October
bishii horena
$50
dollar, September
markaasi
waxa labadaasi bilood ee udanbeeyay dhiman $150
dollar.
(Waanu
sii daynsanay
waxaan rajaynaa in la soo
raaciyo Gunada bishan )
Maamulka Degmada Allaybaday
waanu ka qaadi kari weyn $ 50 ee ay balanqaadeen, Hal bil uun bay
bixiyeen siduu uu mashruuc u
bilaabmay.
|
Gunada macalimiinta Allaybaday, Bilkasta waxaa la diraa
20 ka bisha, 6 bilood Danbe
. 2008 |
|
StarDate |
Nr
|
Laamaha |
July |
August |
Septem |
Oct. |
Nov. |
Desem. |
Wadar 2008 |
|
2005 |
1 |
UHW.Somaliland |
$ 500 |
$ 100 |
$200 |
$ 290 |
*$100 |
*$100 |
$ 3390 |
|
2008 |
2 |
D. Allaybaday |
0 |
$ 50 |
0 |
0 |
|
|
$ 50 |
|
2005 |
2 |
UHWA-Norway |
$750 |
$ 550 |
$ 550 |
$ 550 |
|
|
$ 6340 |
|
2005 |
4 |
UHWA-London |
$500 |
$ 400 |
$ 400 |
$ 400 |
|
|
$ 4200 |
|
2005 |
5 |
UHWA-USA |
$100 |
$ 300 |
$ 300 |
0 |
|
|
$ 2300 |
|
2005 |
6 |
UHWA-B.gham |
$350 |
$ 250 |
$ 250 |
$ 250 |
|
|
$
2850 |
|
2007 |
7 |
UHWA-Canada |
0 |
0 |
0 |
0 |
|
|
$ 150 |
|
2006 |
8 |
UHWA-Bristol |
$ 50 |
$ 50 |
$ 50 |
$ 50 |
|
|
$ 500 |
|
2005 |
9 |
UHWA-Sweden |
0 |
$ 100 |
$ 100 |
$ 100 |
$100 |
$100 |
$ 950 |
|
2007 |
10 |
UHWA-Denmark |
0 |
0 |
0 |
0 |
|
|
$ 250 |
|
2006 |
11 |
UHWA-Finland |
$100 |
$ 100 |
$ 100 |
$ 100 |
|
|
$ 900 |
|
2007 |
12 |
UHWA- Malaysia |
$50 |
$50 |
$ 50 |
$ 50 |
|
|
$ 500 |
|
2006 |
13 |
UHWA-Yemen |
0 |
0 |
0 |
$ 50 |
$
50 |
$
50 |
$ 150 |
|
2007 |
14 |
UHWA-France |
$100 |
$ 100 |
$ 50 |
$
50 |
|
|
$ 750 |
|
2007 |
15 |
UHWA-UAE |
$50 |
$ 50 |
$ 50 |
$ 50 |
$ 50 |
$ 50 |
$ 600 |
|
2007 |
16 |
UHWA-S. Arabia |
$50 |
0 |
0 |
0 |
|
|
$ 250 |
|
2007 |
17 |
UHWA-Djibouti |
0 |
0 |
0 |
0 |
|
|
$ 150 |
|
2008 |
18 |
UHWA-Allaybaday |
|
|
$150 |
$150 |
|
|
$ 150 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Wadar Guud |
$2400 |
$2150 |
$2250 |
$2090 |
$300 |
$300 |
$24880 |
|
|
|
Mushaar + Xaflad |
$ 2700 |
$ 1900 |
$2300 |
$2300 |
|
|
|
|
|
|
Xisaab |
- $300 |
+$250 |
$50 |
$210 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
' Laga bilaabo August.2008, 300 dollar oo ay bixiyaan UHWA
Somaliland, waxaa lagu darayaa mushaarka Macalimiinta
* Mr
Abdiasis M. SAMAALE, DEEQ $ 200, oo ah, Sep, october, Nov. iyo Des
2008, 1 Macalin gunadisa bishiiba
* Mr Ahmed Abdi BAKAAL, DEEQ $ 200, oo ah,
Sep, october, Nov. iyo Des 2008, 1 Macalin gunadisa bishiiba .
*
Jaaliyada UHWA Hargeisa ayaa ku
deeqday $ 170 bisha Oktober
- Bishii
Februar, kabisay ayaa ahayd, London $200, Norway $200, Birmingham
$100.
- Bishii March, waxaa kordhiyay,
Norway ($100), London ($100), Birminham wali
may kordhin
- $100 waxaa
ku deeqay Abdi Xaaji, Chine jooga, bishii Januar.2008. deeq mar
ah.
- $200 waxaa
ku deeqay Abdi Omer, Norway jooga, bishii March.2008, Deeq mar ah.
-
$130 waxaa ku deeqay
Abdi Omer, Norway jooga, bishii April.2008. deeq mar ah.
- $210 waxaa
ku deeqay Abdi Omer, Norway jooga, bishii Mai.2008, Deeq mar ah.
Kharashkii Xalfada 21.july, waxay
noqotay $800, waxaana loo qaybsaday sidan:
- $200 Norway ayaa ku deeqday, xalfadii 21
July 2008. Deeq bishii july ah.
- $200 London ayaa ku deeqday,
xalfadii 21 July 2008. Deeq bishii july ah.
- $100 Birmingham
ayaa ku deeqday, xalfadii 21 July 2008. Deeq bishii july ah. |
Salaan
ka timid, Gudida
UHWA
ALLAYBADAY
Maxamud
Yussuf, Gudoomiye
Fosiya
Aw Cise , G/xigeen
Mohamed Hashi Cadur , Xoghaye .
Qore: Xoghaye Mohamed H. Adur.


|
|