ü
Waxay wax ku
dhigtaan 2 Class oo TAANDHO ah waana 3
fasal oo isku dhex dhigta,
waxayna u
baahanyihiin in loo raadiyo dhisme.
7-
Dugsiga sare:,waxa
uu u bahanyahay hal macalin sanadkan, waxa soo kordhaya hal
galas iyo Afar macalin way kal badanyihiin.
ü
Dugsiga sare waxa dhistay hay’ada
NRC, waxaanu ka koobanyahay 3 Classka , Store,
Office.
ü
Waxaana dhigta
arday dhan 16, waxaana la fiyaa sanadkan hal fasal.
8-
Dugsiga Har-cadaad:
waxa
dhigata Arday an tiro badnayn oo dhan 56 waxana dhiga
laba macalin, waxanu u bahan yahay hal macalin ,waxana soo
kordhaya uuloyinka sanadkan.
ü
Waxay wax ku
dhigtaan 2 class oo TAANDHO ah, waana 3
fasal oo isku dhexdhigta, waxayna u baahanyihiina in loo
raadiyo dhisme.
9-
Dugsiga Geed- Abeera:
waxa
dhigata Arday an tiro badnayn oo dhan 55 waxana dhiga
laba macalin , waxanu u bahan yahay hal macalin, waxana soo
kordhaya uuloyinka sanadkan.
ü
Waxaa la dhisay sanadkan Dugsiga,
waxaanu ka koobanyahay 2 class, store, Office.
10-Dugsiga H/Dhexe
ee Xidhinta:
Dusiga xidhintu wuu
isku sar go’anyahay Arday iyo Macalinta.
ü
Waxaana dhigta arday dhan 70,
waana Dugsi dhisan, qalab ahaana dhameystiran.
11-Dugsiga
Hoose Laayo:
.
12-Dugsiga
Hoose Kaam Bar-waaqo:
Waa Dugsi cusub oo
sanadkan ku soo kordhay dugsiyada Dagmada, waxaana dhigta arday
dhan 75, waxaana wax ka dhiga 2 macalin, waana
TAANDHO dugsigu
SHAXDA DUGSIYADA DEGMADA ALLAYBADAY
EE 2007-2008:
|
Magaca Dugisa |
Tirada Ardayda |
Tirada Macalinta |
Total Lacagta
|
|
Allaybaday
Secondary School |
16 |
4 |
400$ |
|
D/H/Dhexe Sh.Ahmed Qaalib |
475 |
9 |
350$
|
|
Dugsiga Gees dheere |
87 |
2 |
100$ |
|
Madarassada Al-furqan |
250 |
5 |
250$ |
|
Dugsiga Waalid Xoor |
83 |
2 |
100$ |
|
Dugsiga Taysa |
75 |
2 |
100$ |
|
Dugsiga Diini-gobale |
81 |
2 |
100$ |
|
Dugsiga Har-cadaad |
56 |
2 |
100$ |
|
Dugsiga Geed- Abeera |
55 |
2 |
100$ |
|
Dugsiga H/Dhexe ee Xidhinta |
70 |
3 |
150$ |
|
Dugsiga Hoose Kaam Bar-waaqo |
75 |
2 |
50$ |
|
Total Guud |
1323 Arday |
35 Macaliin |
1800$ |
NB:
Waxa
jira dhaman Dugsiyadda Tulooyinka oo dhan Arday hadda dhigata
galaaski Afraad oo u bahan in loo helo Dugsi dhexe oo ay
dhigtaan marka ay dhameeyan sanadkan
Waana in loo badalo Dugsiga
H/dhexe ee Sheikh Ahmed Qaalib, inta loo helayo Dugsi
Boodhin ah, in kasta oo aan door bidi laha in Ardayda laga soo
badalayo tuuloyinka la geeyo Allaybaday ayna wax ku dhigtaan
Dugsiga Sheikh Ahmed Qaalib,loona dhiso laba hool oo ay
galaan iyo hal hool oo ay wax ku cunaan,waana in ay macaliminta
dugsigu wax u dhigaan si aan lagu bahan macalimin kale oo tiro
badan,halkana loga dhigo boodhin
Waa in awood badan la saraa Dugsi
dhexe si loo helo Arday tiro badan oo gasha dugsiga sare oo
hadda Arday yar.
Magacaan Macalimiinta
Degmada.:
|
S/No |
Name/Magaca |
School/Goobta
|
$/cadadka |
Saxeexa
|
|
|
|
Allaybaday
secondary |
|
|
|
1 |
Mohamed Aden Daa,uud |
Allaybaday secondary |
$100 |
|
|
2 |
Mohamed A/lahi (dhamac) |
Allaybaday secondary |
$100 |
|
|
3 |
A/rahiim Ahmed A/lahi |
Allaybaday secondary |
$100 |
|
|
4 |
Mawlid Ahmed Moh,d |
Allaybaday secondary |
$100 |
|
|
|
|
D/H/dhexee Sh
Ahmed |
|
|
|
5 |
Ahmed Sh.Mohamoud Ali |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
$50 |
|
|
6 |
Foosiya Sh. Aaden Aamin |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
$50 |
|
|
7 |
Mohamed Ahmed Cige |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
$50 |
|
|
8 |
Abdi Aw Mohamed Ismacil |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
$50 |
|
|
9 |
A/rahman Sh.A/lahi muh,d |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
$50 |
|
|
10 |
Saleban Mohamed Dahir |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
$50 |
|
|
11 |
Abdi Aw Ahmed Hassan |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
$50 |
|
|
12 |
Mohamed Barud Madar |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
|
|
|
13 |
Jamaal Daa,uud Farah |
D/H/dhexee Sh Ahmed |
|
|
|
|
|
Madarisadda
Alfurqan |
|
|
|
14 |
Ahmed Aaden Hirsi |
Madarisada Alfurqan |
$50 |
|
|
15 |
Mohamed Abdilahi Elmi |
Madarisada Alfurqan |
$50 |
|
|
16 |
Mohamed Hassan Aideed |
Madarisada Alfurqan |
$50 |
|
|
17 |
Ahmed Muuse Ciisood |
Madarisada Alfurqan |
$50 |
|
|
18 |
A/rahim Ahmed Abdilahi |
Madarisada Alfurqan |
$50 |
|
|
|
|
D/H/dhexe ee
Xidhinta |
|
|
|
19 |
Mohamed Farah Yousuf |
D/H/dhexe ee Xidhinta |
$50 |
|
|
20 |
Jamal Abdilahi Ismacil |
D/H/dhexe ee Xidhinta |
$50 |
|
|
21 |
|