|
Project #3:Feeding Centre |
|

Qolkii cuntada ee Dugsi
H/dhexe Allaybaday, waxaa UHWA ka cawiyaya, NR.,
Ardaydii Dugsiga oo Qadaynasaa
Sida loo kale Bixiya Qolalkii Store
ahaa ee Dugsiyada Degmada loo dhisaayay
|
Nr: |
Jaaliyadaha |
Sharaxaad |
Sidee loo bixiyay |
|
1 |
UHWA - Somaliland |
840 $ ayaa laga ururiya
Hargeisa |
Wa
dhamaystiray $840 |
|
2 |
UHWA - Norway |
850 $ aya Norway bixisay |
Waa la bixiyay $850 |
|
3 |
UHWA - Birgmingham |
Birmingham + Bristol
waxa laga raba 1 qol,
839 dollar, |
Birmingham waxay
bixisay, 600 $ dollar.
Bristol waa laga sugayaa. |
|
4 |
UHWA - Bristol |
|
5 |
UHWA - London |
London + Cardif
waxa laga raba 1 qol,
839 dollar, |
UHWA-LONDON waxay bixisay
1500 $ Dollar, Ilaahay haga abaal mariyo, AMIIIN. (Waa
labo qol oo buura ah) |
|
6 |
UHWA - Cardiff |
|
7 |
UHWA - USA |
Canada + USA,
Waxaa laga rabaa 1 qol,
839 dollar. |
USA $500 ayay soo diratay,
Canada waa laga sugayaa |
|
8 |
UHWA - Canada |
|
9 |
UHWA - France |
France + Sweden + Finland +
Denmark:
200 + 200 + 200
+ 200 =
800 dollar |
Finland $245 AYAA NOO YIMID
Sweden,
$ 200 ayaa laga diray
Denmark iyo France
waa laga sugayaa wali.
|
Hanbalyo Hawshii Storeradii Feeding Centre ayaan maanta
oo bishu ahayd, 30.March.
2007 ku soo gababood Degmada Allaybaday. Sidan
ayaan loo ayaan loogu qayb qaatay:
Dear all ;
asalaamu calaykum
waraxmatulaahi wabarakaatu salaantaa islaamka
ka dib ;
waxan idiin soo
gudbinayaa sidii looga qayb qaataya feeding store yadii todobada
ahaa oo dhamaantood si wanaagsan inoogu
wada dhamaaday iyo wadamadii qaadhaankaankooda soo bixiyaya iyo
waliba sidii ay
hawshaa u kala
badsadeen annagoo siday u kala mudanaayeen u soo kal horaysiinay
; dhamaantoodna
waxaanu uga mahad celinaynaa siday ula garab taagan yihiin
walaalahooda u baahan wax
tarkoodaa , waxaananau leenahay ilaahay ha idinka abaal mariyo
dhamaantiinba .
wana sidan shaxda hoose
ku cad.
|
Contribution kii
feeding store da wadamadu siday uga kala ka qayb qaateen
|
Wadamada
|
Lacgata
|
Wadarta
|
|
UHWA
-Somaliland |
$ 2850 |
$ 2850 |
|
UHWA -LONDON
(UK) |
$ 1500 |
$ 1500 |
|
UHWA -
Birmingham (UK) |
$ 600 |
$ 600 |
|
UHWA -
Norway |
$ 850 |
$ 850 |
|
UHWA -
USA |
$ 500 |
$ 500 |
|
UHWA -
FILAND |
$ 245 |
$ 245 |
|
UHWA -
SWEDEN |
$ 200 |
$ 200 |
|
Grand total
|
|
$ 6745 |
UHWA-Somaliland
siday aya u bixisay:
|
Nr |
Magaca |
Lacagta |
|
1 |
Bisha Cas (By Bakaal) |
$ 700 |
|
2 |
Suldan Ahmed.
A. Samale and Ali Yare |
$ 600 |
|
3 |
Gudiga guud, UHWA Somaliland |
$ 500 |
|
4 |
Maamulka Degmada Allaybaday |
$ 200 |
|
4 |
Mr. Ahmed Abdi Bakaal |
$ 150 |
|
6 |
Xildhibaan A/asis M. Samaale |
$ 150 |
|
7 |
Mr. Ahmed Ismail |
$ 150 |
|
8 |
Wasiir, Ahmed Omer Cagadable |
$ 150 |
|
9 |
Mr. A/rasaq Sh. Aadan Amiin |
$ 150 |
|
10 |
Ganacsada Wajaale |
$ 100 |
|
|
|
|
|
|
Tottalt, UHWA-SOMALILAND |
$ 2850 |
ALLAA MAHAD LEH
wa bilaahi tawfiiq
Daud Hussein , Xoghaye Guud ee UHWA. |

Bakhaarka keydka Cuntada Gees Dheere.
Bakhaarka keydka Cuntada Geed Abeera

Bakhaarka keydka Cuntada Xidhinta
Bakhaarka keydka Cuntada ee Har Cadaad
Bakhaarka keydka Cuntada ee Taysa
Bakhaarka keydka Cuntada ee Diini goobaale
Bakhaarka keydka Cuntada ee Waadi Xoor