Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

Project #2:Secondary School

 

 

 

 

Dhismihii Cusbaa ee Dugsi Sarre ee Allaybaday, 05.Oct.2007

 

 

Wararka Dugsiga Sarre ee ALLAYBADAY

 

Warfarxad leh:dhismihii dugsiga sare oo la bilaabay maanta oo Tariikhdu tahay: 15.07.2007

 

WAFTI BALAADHAN OO AY HOGAAMINAYAY WASIIRKA WASAARADA WAXBARASHADA JSL  OO SOO GAADHAY DEGMADA ALLAYBADAY, 18.07.2007

 

 

Donation of Allaybaday Secondry School (Boarding), Year 2008.

Branch

PLAN

In Account :

UHWA- Somaliland

$ 25 000

$ 2 000

UHWA- UK

$ 25 000

 ?

UHWA- Norway

$ 20 000

$ 15 000

UHWA-  USA

$ 10 000

$ 10 000

UHWA- Carabaha

$ 6 000

 ?

UHWA- Sweden

$ 5 000

 ?

UHWA- France

$ 5 000

?

UHWA- Denmark

$ 3 000

 ?

UHWA- Finland

$ 3 000

$ 2 250

UHWA- Canada

$ 3 500

?

Total

$ 101 000

$ 29 250 

 

 

Warbixinta Dugsiga:

Dhismaha Dugsiga 0 qol (waxaa si ku meel gaadha loogu dhigaa dugsi H/DH ee Allaybaday)
Wakhtiga la bilaabay September 2006
Tirada Ardayda Lagu bilaabay 18 Arday
Tirada Ardayda Hadda 18 Arday

Magacaanta Macalimiinta:

Magacyada Dugsiga

Cida Gunada siisa

 Maxamed Adan Daud, Maamule Dugsiga Sarre Wasaarada
Maxamud A/lahi Cilmi (Dhamac) Dugsiga Sarre UHWA
C/fatax Sh. A/lahi Dugsiga Sarre UHWA
C/qani Mataan Dugsiga Sarre UHWA

Dugsiga Sarre Allaybaday waxaa galaaya Arday ka soo baxda 3 Dugsi:

1. Hoose/Dhexe Allaybaday
2. Hoose/Dhexe Madarasada Allaybaday
3. Hoose/Dhexe Xidhinta

Acconka Dhismaha Dugsiga Sarre :  D0532 (Dahabshiil, Hargeisa).

Gudida Guud ee Maamusha Qadhaanka Dugsiga Sarre,

1. Ahmed Abdi BAKAAL, Gudoomiya Guud
2. A/rashaq Sh. ADAN AMIIN
3. SH. Muse Abdi ODAY
4. Hassan Abdi MADAR

Qiimayta Gudida Guud ee wadankii joogtaa ku soo samayse Dhismaha  Dugsiga Sarre ee Allaybaday

JAMEECO WEYN CONSTRUCTION AND CONTRUCTING COMPANY
Dugsiga Sarre ee ALLAYABADAY, SOMALILAND

TAFAASIIL Cabir TIRO QIIME TOTAL
Qodista seeska   10 60,00 600,00
dhisida seeska m3 210 30,00 6 300,00
Buuxinta sagxada Niis iyo Dhagax m3 580,5 3,50 2 031,75
Dhigida biinka Seeska m3 50 140,00 7 000,00
Dhisme jaajuur ah m2 2100 9 18900
dhisida Liintalka oo Wareeg ah m2 20 180 3600
Talbiista m2 4200 4 14700
Albaabo pcs 30 100 3000
Daaqado 9pcs 90 50 4500
Biraha barandaha iyo iyo seeskiisa   10 150 1500
Jiingada iyo qorigeeda m2 1400 17 23800
Siliiga Gudaha m2 1060 6 5830
Nuuradaa iyo Istambarka m2 4200 2 8400
Sibidhaynta Sagxada m2 140 45 6300
Suuliyada Dibada pcs 10 600 6000
Baambati   5 110 550
Dayr Dugsiga     10512 10512
Dayrka Jiifka     8634 8634
         
TOTAL       132158

 

Qiimayta waxaa soo sameeyay Shirkan weyn oo Hargeisa ku taala, waxaana la soo hubiyay gudida Guud ee gudaha ka jirta.

 

Qaabka loogu qaybiyay qadhaanka Dugsiga Sarre Gudo iyo Qurbaba.

 

Shaxdii Dugsiga Sarre ee ALLAYBADAY

Dhismaha Dugsigu wuxuu bilaabmayaa 2007. 

Qiimaha uu ku kacaaya Dhismuhu

132158, 75 USA Dollar

Sida loo Qaybiyay Lacagtu waa USA Dollar $
Jaaliyada Somaliland 25 000
Jaaliyad UK 25 000
Jaaliyada Norway 20 000
Jaaliyad USA 10 000
Jaaliyadaha Carabaha 6 000
Jaaliyada Sweden 6 000
Jaaliyada France 6 000
Jaaliyada Denmark 3 500
Jaaliyad Finland 3 000

 

 

 

 

 

 

 

 


   Visit Us : Bahsane center  10,
   P.O. Boxs: 25, Hargeisa,
   Somaliland (Xarunta guud)

Telefon:   + 44 208 819 5310
                  +
252 2-4425918

                  +
252 2-4477041

Accon-ka – Gunada Macalimiinta: D0518, Dahabshil
Accon-ka – Dhismaha Dugsiga Sarre:
D0532, Dahabshil
Email:
allaybaday@hotmail.com

 

Webmaster: Fred Hayes