|
Dugsiga
Sarre ee Allaybaday |
|
|
Project #2:Secondary School |
|


Dhismihii Cusbaa ee Dugsi Sarre ee
Allaybaday, 05.Oct.2007
Wararka Dugsiga Sarre ee
ALLAYBADAY
Warfarxad
leh:dhismihii dugsiga sare oo la bilaabay maanta oo Tariikhdu tahay:
15.07.2007
WAFTI BALAADHAN OO AY HOGAAMINAYAY
WASIIRKA WASAARADA WAXBARASHADA JSL OO SOO GAADHAY DEGMADA
ALLAYBADAY,
18.07.2007
Qadhaankii Dhismaha Dugsiga
Sarre ee Sannadkan 2008.
|
Laanta |
Balanqaad |
Imisa la ururiyay : |
|
UHWA- Somaliland |
$
25 000 |
$ 2 000 |
|
UHWA- UK |
$
25 000 |
? |
|
UHWA- Norway |
$
20 000 |
$ 15 000 |
|
UHWA- USA |
$
10 000 |
? |
|
UHWA- Carabaha |
$
6 000 |
? |
|
UHWA- Sweden |
$ 5
000 |
? |
|
UHWA- France |
$ 5
000 |
? |
|
UHWA- Denmark |
$
3 000 |
? |
|
UHWA- Finland |
$ 3 000 |
$ 2 250 |
|
UHWA- Canada |
$
3 500 |
? |
|
Wadar |
$
101 000 |
$
19
250 |
|
Warbixinta Dugsiga:
|
Dhismaha
Dugsiga |
0 qol (waxaa si ku
meel gaadha loogu dhigaa dugsi H/DH ee Allaybaday) |
|
Wakhtiga la
bilaabay |
September 2006 |
|
Tirada Ardayda
Lagu bilaabay |
18 Arday |
|
Tirada Ardayda
Hadda |
18 Arday |
Magacaanta Macalimiinta:
|
Magacyada |
Dugsiga |
Cida Gunada siisa |
|
Maxamed Adan
Daud,
Maamule |
Dugsiga Sarre |
Wasaarada |
|
Maxamud A/lahi Cilmi (Dhamac) |
Dugsiga Sarre |
UHWA |
|
C/fatax Sh.
A/lahi |
Dugsiga Sarre |
UHWA |
|
C/qani Mataan |
Dugsiga Sarre |
UHWA |
Dugsiga Sarre
Allaybaday waxaa galaaya Arday ka soo baxda 3 Dugsi:
| 1. |
Hoose/Dhexe Allaybaday |
| 2. |
Hoose/Dhexe Madarasada Allaybaday |
| 3. |
Hoose/Dhexe Xidhinta |
Acconka Dhismaha Dugsiga Sarre
: D0532
(Dahabshiil,
Hargeisa).
Gudida Guud ee Maamusha Qadhaanka Dugsiga Sarre,
| 1. |
Ahmed Abdi BAKAAL, Gudoomiya Guud |
| 2. |
A/rashaq Sh. ADAN AMIIN |
| 3. |
SH.
Muse Abdi ODAY |
| 4. |
Hassan Abdi MADAR |
Qiimayta Gudida Guud ee
wadankii joogtaa ku soo samayse Dhismaha Dugsiga Sarre ee
Allaybaday
JAMEECO WEYN
CONSTRUCTION AND CONTRUCTING COMPANY Dugsiga Sarre ee ALLAYABADAY, SOMALILAND
|
TAFAASIIL
|
Cabir |
TIRO |
QIIME |
TOTAL |
|
Qodista seeska |
|
10 |
60,00
|
600,00 |
|
dhisida seeska
|
m3 |
210 |
30,00 |
6
300,00 |
|
Buuxinta sagxada Niis iyo Dhagax |
m3 |
580,5 |
3,50 |
2
031,75 |
|
Dhigida biinka Seeska |
m3 |
50 |
140,00 |
7
000,00 |
|
Dhisme jaajuur ah |
m2 |
2100 |
9 |
18900 |
|
dhisida Liintalka oo Wareeg ah |
m2 |
20 |
180 |
3600 |
|
Talbiista |
m2 |
4200 |
4 |
14700 |
|
Albaabo |
pcs |
30 |
100 |
3000 |
|
Daaqado |
9pcs |
90 |
50 |
4500 |
|
Biraha barandaha iyo iyo seeskiisa |
|
10 |
150 |
1500 |
|
Jiingada iyo qorigeeda |
m2 |
1400 |
17 |
23800 |
|
Siliiga Gudaha |
m2 |
1060 |
6 |
5830 |
|
Nuuradaa iyo Istambarka |
m2 |
4200 |
2 |
8400 |
|
Sibidhaynta Sagxada |
m2 |
140 |
45 |
6300 |
|
Suuliyada Dibada |
pcs |
10 |
600 |
6000 |
|
Baambati |
|
5 |
110 |
550 |
|
Dayr
Dugsiga |
|
|
10512 |
10512 |
|
Dayrka Jiifka |
|
|
8634 |
8634 |
| |
|
|
|
|
|
TOTAL |
|
|
|
132158 |
Qiimayta waxaa
soo sameeyay Shirkan weyn oo Hargeisa ku taala, waxaana la soo
hubiyay gudida Guud ee gudaha ka jirta.
Qaabka loogu qaybiyay
qadhaanka Dugsiga Sarre Gudo iyo Qurbaba.
|
Shaxdii Dugsiga Sarre ee ALLAYBADAY
Dhismaha Dugsigu wuxuu bilaabmayaa 2007. |
|
Qiimaha
uu ku kacaaya Dhismuhu |
132158, 75 USA Dollar |
|
Sida
loo Qaybiyay |
Lacagtu waa USA Dollar $ |
|
Jaaliyada Somaliland |
25
000 |
|
Jaaliyad UK |
25
000 |
|
Jaaliyada Norway |
20
000 |
|
Jaaliyad USA |
10
000 |
|
Jaaliyadaha Carabaha |
6
000 |
|
Jaaliyada Sweden |
6
000 |
|
Jaaliyada France |
6
000 |
|
Jaaliyada Denmark |
3
500 |
|
Jaaliyad Finland |
3
000 |

|
|