Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

   Dugsiga Hoose/Dhexe ee Allaybaday 1.

 

     

 

Dhismaha Dugsiga 8 Fasal, 2 Xafiis , Hool Cuntada, 2 Madbakh, 2 Stoodh iyo 6 Suuli.
Feeding Centre Hoolkii Cuntada oo ay NRC dhistay, UNDP cuntada bixisa
Garoonka Kubada Garoon weyn oo bilaa Deyra
Tirada Ardayda ee Allaybaday. 312 Arday.
Tirada Macalimiinta 9 Macalimin

 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Teachers name:

No Teachers name School

Cida Gunada siisa

1 Axmedqani sh. Muxumed , Maamule Allaybaday UHWA
2 Foosiya sh. Aadan Aamin Allaybaday UHWA
3 Cabdi aw Axmed Xasan Allaybaday UHWA
4 Ismaaciil Xasan Liibaan Allaybaday UHWA
5 C/raxmaan Sh C/laahi Aw gab Allaybaday UHWA
6 Cabdi Aw Maxamed Ismacil Allaybaday UHWA
7 Axmedyaasiin Maxamed Daauud Allaybaday UHWA
8 Maxamed Axmed Cige Allaybaday UHWA
9 Farxiya Maxamed Daauud( NRCda) Allaybaday NRC


Gudi Hosadyada Dugsiga:

Gudoomiye G/xigeen

Xubin

Xubin Xubin
Muxumed Samale Ducale Cali aw Xusen A/Lahi Maxamud Yusuf Cige Maxamed Xaashi Cadur Mxamed Sh. Muxumed Ibrahim


 

 

 

 

 

Baahida ugu weyn ee Haysta:

Dayr loo sameeyo Dugsiga, si ay xoolaha iyo dadku uga leexdaan
Photocopy uu Dugsiy hello
Qalibay Garoonka gudbad Cagta ee Dugsiga, sida bilrii Garoonka, kubada iwm