Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

    Dugiga Hoose ee Diini Goobaale.  

 

Dusiga Hoose Diini Goobaale, year 2005, markii la furay.        Dugsiga Hoose Diini Goobaale, Hada 2007.

 

 

Warbixinta Dugsiga:

Magaca Dugsiga Dugsiga Hoose ee Diini Goobaale
Tariikhdii la Aasaasay Sannadka 2006
Cida aasaastay Ururka UWHA
Dhismaha Diini Goobaale 2 qol oo ku meel gaadha, oo UNICEF inoo deeqday iyo 2 qol oo dhismihii hore ah.
Feeding Centre UWHA ayaa u dhistay sannadka 2007.
Tirada lagu bilaabah Mashruucan 39 Arday.
Tirada Ardayda ee Diini Goobaale. 92  Arday.
Tirada Macalimiinta 2 Macalimin
Gunada Macalimiinta 50 $ dollar Macalinkiiba, total = 100 dollar
Baahida ugu weyn ee Dugsiga Balcad ay ardudu hesho
Email Diini Goobaale Diinigoobaale@allaybaday.com

Magacaanta Macalimiinta:

Magacyada Dugsiga

Cida Gunada siisa

Axmed X. Muxumed Ismaaciil Diini Goobaale UHWA
Mukhtaar Ismaaciil Abokar Diini Goobaale UHW

Gudi Hosadyada Dugsiga:

Gudoomiye G/xigeen

Xubin

Xubin Xubin
Maxamud Ahmed Abdi Qawdhan A/lahi Maxamed Siciid Hassan Maxamud Ahmed

 Baahida ugu weyn ee Haysta Dugsiga Hoose ee Dini Goobaale:

Balcad
Dayactir Xafiiska Macalimiinta
Buugaa iyo qalimaad dheeraad

Click on pictures

Bodhkii Diine Goobale

Caruurta Diine Goobaale oo Qudhbad dhagaysanayaa

Caruurta Diine Goobaale oo Qudhbad dhagaysanayaa

Maamlaha Dugsiga Diine Goobaale

Magaalada Diine Goobaale

Qadhowka

Sawir qaada Cawke

Wafdi Dawlood oo safar ahwlaha waxbarashada u tagay halkaa

Wafdi uu Hogaamiyana Gudoomiya Guud ee UHWA