Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

   Dugsiga Hoose ee Geeda Abeera.

 

Dugsiga Geed ABEERAH, Maanta: 13.012008

 

Dusiga Hoose Geed Abeerah, year 2005, markii la furay.        Dugsiga Hoose Geed Abeerah, Tariikh 2007.

Warbixinta Dugsiga:

Magaca Dugsiga Dugsiga Hoose ee Geeda Abeera
Tariikhdii la Aasaasay Sannadka 2005
Cida aasaastay Ururka UWHA
Dhismaha Geeda Abeera 2 qol oo ku meel gaadha, oo UNICEF inoo deeqday iyo 2 qol oo dhismihii hore ah.
Feeding Centre UWHA ayaa u dhistay sannadka 2007.
Tirada lagu bilaabah Mashruucan 43 Arday.
Tirada Ardayda ee Geeda Abeera. 59  Arday.
Tirada Macalimiinta 1 Macalimin
Gunada Macalimiinta 50 $ dollar 1 macalinkiita, Total 100 Dollar.
Baahida ugu weyn ee Dugsiga Balcad ay ardudu hesho
Email Geeda Abeera Geedaabeera@allaybaday.com

Magacaanta Macalimiinta:

Magacyada Dugsiga

Cida Gunada siisa

Ismail Hassan Libaan Geed Abeerah UHWA

Gudi Hosadyada Dugsiga:

Gudoomiye G/xigeen

Xubin

Xubin Xubin
Abdi Dahir Muxumed Hussein Abdi Qaalib A/lahi Hussein Cawaale Abdi cumer A/lahi A/lahi Dhagjar


Baahida ugu weyn ee Haysta:

Balcad
Dayactir Xafiiska Macalimiinta
Buugaa iyo qalimaad dheeraad

Click on pictures