|
Dugsiga Hoose ee
Har Cadaad. |
|

Dusiga Hoose Har Cadaad,
year 2005, markii la furay. Dugsiga Hoose
Har Cadaad, Hada 2007.

Warbixinta Dugsiga:

|
Magaca Dugsiga |
Dugsiga Hoose ee Har Cadaad |
|
Tariikhdii la Aasaasay |
Sannadka 2005 |
|
Cida
aasaastay |
Ururka UWHA |
|
Dhismaha Har Cadaad |
2
qol oo ku meel gaadha, oo UNICEF inoo deeqday
iyo 2 qol oo dhismihii hore ah. |
|
Feeding
Centre |
UWHA ayaa u
dhistay sannadka 2007. |
|
Tirada lagu bilaabah Mashruucan |
73
Arday. |
|
Tirada Ardayda ee Har Cadaad. |
49 Arday. |
|
Tirada Macalimiinta |
1
Macalimin |
|
Gunada Macalimiinta |
50 $
dollar 1 macalinkiiba. |
|
Baahida ugu weyn ee Dugsiga |
Balcad ay ardudu hesho |
|
Email Har Cadaad |
Harcadaad@allaybaday.com |
Magacaanta Macalimiinta:
|
Magacyada |
Dugsiga |
Cida Gunada siisa |
|
Hassan Abdi Muhumed |
Geed Abeerah |
UHWA |
Gudi Hosadyada
Dugsiga:
|
Gudoomiye |
G/xigeen |
Xubin |
Xubin |
Xubin |
|
Maxamed A. Cisman |
Maxamed aw Abdi |
Ali Ibrahim Warfaa |
Nuur X.Jama Ismail |
Hassan Cumar Yusuf |
Baahida ugu weyn ee
Haysta:
 |
Balcad |
 |
Dayactir Xafiiska
Macalimiinta |
 |
Buugaa iyo qalimaad
dheeraad |
Click on pictures
|