Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

   Dugsiga Hoose ee Taysa.

 

 

 

Sawirka Sarre: Maanta oo loo dhisay Dhismo dhan. 2008

 

 

Dusiga Hoose TAYSA, year 2005, markii la furay.        Dugsiga Hoose TAYSA, Hada 2007.

 

 

Warbixinta Dugsiga:

Magaca Dugsiga Dugsiga Hoose ee Taysa
Tariikhdii la Aasaasay Sannadka 2005
Cida aasaastay Ururka UWHA
Dhismaha Taysa 2 qol oo ku meel gaadha, oo UNICEF inoo deeqday iyo 2 qol oo dhismihii hore ah.
Feeding Centre UWHA ayaa u dhistay sannadka 2007.
Tirada lagu bilaabah Mashruucan 41 Arday.
Tirada Ardayda ee Taysa. 73  Arday.
Tirada Macalimiinta 2 Macalimin
Gunada Macalimiinta 50 $ dollar 1 macalinlin, 1 macalinba bilaasha ayuu ku shaqeeyaa.
Baahida ugu weyn ee Dugsiga Balcad ay ardudu hesho
Email Taysa Taysa@allaybaday.com

Magacaanta Macalimiinta:

Magacyada Dugsiga

Cida Gunada siisa

Mohamed Hassan Omar, Maamule Taysa UHWA
Abdi Ismail Taysa Mutadawac.(4 bilood)


Gudi Hosadyada Dugsiga:

Gudoomiye G/xigeen

Xubin

Xubin Xubin
Dayib Mamud Dhinbiil Cumer Libaax Abdi A/Lahi  Samaale Ibrahim Hashi Kiin A/Lahi

 

Baahida ugu weyn ee Haysta:

Dayactir Xafiiska Macalimiinta
Buugaa iyo qalimaad dheeraad
Arday oo aad u soo kordhaasay, awgeed ayay u baahan yihiin Cawimo dheeraada.

Click on pictures