|
Dugsiga Hoose ee
Waadi Xoor. |
|

Dusiga Hoose Waadi Xoor,
year 2005, markii la furay. Dugsiga Hoose
Waadi Xoor, Hada 2007.
Warbixinta Dugsiga:

|
Magaca Dugsiga |
Dugsiga Hoose ee Waadi Xoor |
|
Tariikhdii la Aasaasay |
Sannadka 2006 |
|
Cida
aasaastay |
Ururka UWHA |
|
Dhismaha Waadi Xoor |
2
qol oo ku meel gaadha, oo UNICEF inoo deeqday
iyo 2 qol oo dhismihii hore ah. |
|
Feeding
Centre |
UWHA ayaa u
dhistay sannadka 2007. |
|
Tirada lagu bilaabah Mashruucan |
32
Arday. |
|
Tirada Ardayda ee Waadi Xoor. |
61 Arday. |
|
Tirada Macalimiinta |
2
Macalimin |
|
Gunada Macalimiinta |
50 $
dollar Macalinkiiba, total = 100 dollar |
|
Baahida ugu weyn ee Dugsiga |
Balcad ay ardudu hesho |
|
Email Waadi Xoor |
Waadixoor@allaybaday.com |
Magacaanta Macalimiinta:
|
Magacyada |
Dugsiga |
Cida Gunada siisa |
|
Mustafe Ismaaciil Muxumed, Maamule |
Wadi Xoor |
UHWA |
|
C/raxaan Aadan |
Waadi Xoor |
Mutadawac.( 4 Bilood) |
Gudi Hosadyada
Dugsiga:
|
Gudoomiye |
G/xigeen |
Xubin |
Xubin |
Xubin |
|
Ismail Ali Warsame |
Abdi Cisman
|
Cumer Xirsi Caynashe |
|
|
Baahida ugu weyn ee
Haysta:
 |
Balcad |
 |
Dayactir Xafiiska
Macalimiinta |
 |
Buugaa iyo qalimaad
dheeraad |
Click on pictures
|