Ururka Horemarinta Waxbarashada
Degmada Allaybaday


      "Ilayska Waxbarashada ee Baxaya Dhankaaga Ka iftiimi"

   Dugsiga Hoose/Dhexe ee Xidhinta.

Dib Unoqo

 

 

Warbixinta Dugsiga:

Magaca Dugsiga Dugsiga Hoose/Dhexe ee Xidhinta
Tariikhdii la dhisay Sannadkii 1997, dhismaha cusub hada
Dhismaha Xidhinta 5 Fasal, 1 Xafiis , iyo 2 Suuli.
Feeding Centre UWHA ayaa u dhistay sannadka 2007.
Tirada lagu bilaabah Mashruucan 122 Arday.
Tirada Ardayda ee Xidhinta. 57  Arday.
Tirada Macalimiinta 2 Macalimin
Gunada Macalimiinta Xidhinta 50 $ dollar Macalinkiiba, total = 100 dollar
Baahida ugu weyn ee Xidhinta Arday oo la kordhiyo
Email Xidhinta Xidhinta@allaybaday.com

Magacaanta Macalimiinta:

Magacyada Dugsiga

Cida Gunada siisa

Maxamed Farah Yusuf, Maamule Xidhinta UHWA
Ayaanle Hassan Shiil Xidhinta UHWA

Gudi Hosadyada Dugsiga:

Gudoomiye G/xigeen

Xubin

Xubin Xubin
Abdi Muxumed Cadur A/lahi Jamac Maxamed Ahmed Odawa Maxamed Ismail Abdi Cumer Daud A/lahi


Baahida ugu weyn ee Haysta:

Hoose Geed Abeerah
Hoose Taysa
Hoose Har Cadaada
Hoose Gees Dheere

Click on pictures